Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka shaqada oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda IOM
    May 21, 2025
    Taliyaha Booliska oo xariga ka jaray qaybo lagu kordhiyey Isbitalka Booliska ee Madiina
    May 21, 2025
    Madaxweynaha Rwanda oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya
    May 21, 2025
    NISA oo soo dhaweysay meel marinta heshiiska argagixiso la dagaalanka ee Sucuudiga iyo Soomaaliya
    May 21, 2025
    Wasiirka caafimaadka oo Geneva kula kulmay madax ka tirsan hay’adda quwadda Atoomiga
    May 21, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
Reading: Xildhibaano ka tirsan DF oo Wisil u gaaray dardar gelinta howlgallada lagu ciribtirayo Argagixisada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xildhibaano ka tirsan DF oo Wisil u gaaray dardar gelinta howlgallada lagu ciribtirayo Argagixisada
GudahaWararka

Xildhibaano ka tirsan DF oo Wisil u gaaray dardar gelinta howlgallada lagu ciribtirayo Argagixisada

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 28, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa gaaray magaalada Wisil ee gobolka Mudug, halkaas oo ay si weyn ugu dhoweeyen Saraakiisha Ciidamada xoogga iyo Daraawiishta Galmudug.

Ujeedka socdaalka xildhibaanadan gaaray degmada Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa salka ku haysa sidii ay kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo deegaannada gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Sidoo kale, Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa degmada gaarsiiyay gaadiid iyo ciidan loogu talagalay in lagu xoojiyo amniga iyo dagaalka ciidamada xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudg ay kula jiraan argagixisada Al-shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka shaqada oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda IOM

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed…

May 21, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qoysas dan yar oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah

Muqdisho.(SONNA):- Qoysas gaaraya 1000-Qoys ayaa ka faa-iideystey deeq Raashiin ah oo Dawladda Cumaan ay gaarsiisey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.…

GudahaWararka
April 15, 2023

Maxaa iska beddelay Dakhliga Dowladda Soomaaliya kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?

Muqdisho(SONNA):-Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal ka dhan ah musuqa iyo boobka dakhliga dowladda ka soo gala ilaha…

GudahaWararka
July 15, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray Raiisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi geerida ku timid hooyadii

Nayroobi (SONNA), Nofeembar 14, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka…

Wararka
November 14, 2019

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Masar uga qayb galay furitaanka Madasha Dhallinyarada Adduunka

Sharm El-Sheikh, Axad, Deseembar 15, 2019---Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Max'ed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Sharm…

Wararka
December 15, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023