Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirka Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
GudahaWararka

Shirka Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 25, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Shirka Culimada Soomaaliyeed ee uu  iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo galay maalintii saddexaad ayaa waxaa looga dooday doorka culimada kaga aaddan khawaarijta iyo taageeridda dagaalka ay dowladdu kula jirto.

Culimaa’udiinka halkaasi ka hadashay ayaa waxay dhammaantood ballan qaadeen inay garab taagan yihiin dowladda xaaraanna tahay la macaamilka Khawaarijta kuwaas oo ka been sheegay diinta Islaamka banneystayna dhiigga shacabka.

Sheekh Muuse Cadde oo ka mid ah Culimadii halkaasi ka hadahay ayaa yiri” Nimankii na dilay, oo na qaxshay oo madaxa naga guray  halala dagaalo hadduu yiri Madaxweyne Xasan ilaahay baa ayiday anaguna saasbaan ku ayidnay”

Sidoo kale Sheekh Dr, Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay maanta haystaan fursad ay dowladdu ku garab istaagaan si ay uga adkaato Khawaarijta una baabi’iso fekerka gurracan ee khwaarijta.

Shirkan ayaa lagu wadaa in laga soo saaro warmurtiyeed, kaas oo lagu wado in lagu dhiso gole ay ku mideysan yihiin culiaa’udiinka Soomaaliyeed oo dowli ah si loogu midoobo dagaalka khwaarijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay ahmiyadda Kaarka aqoonsiga Qaranka

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo arrimaha dib u heshiisiinta dowladda FS ayaa ka hadashay ahmiyadda uu leeyahay Kaarka…

GudahaWararka
March 19, 2025

Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore”SAWIRRO”

MUQDISHO-(SONNA)-Munaasabaddan ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda haweenka, Agaasimaha…

GudahaWararka
November 14, 2020

La-taliyaha Amniga Qaranka :Shacabku waxa ay hadda gaareen in ay si toos ah u soo bandhigaan xumaanta Khawaarijta cabsi la’aan

Muqdisho(SONNA):-La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin ,oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in shacabka soomaaliyèed ay gareen hadda…

GudahaWararka
March 2, 2025

Shir looga hadlayay amniga Jubbaland oo lagu qabtay degmada Luuq

Luuq-(SONNA)-Madaxwayne kuxigeenka dowlad goboleedka Jubbaland mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga guud ee gobolka Gedo…

GudahaWararka
July 19, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023