Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta
MaqaalladaWararka

Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta

By SB
Last updated: January 23, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta

In ka badan mudo 15 sano ah waxa shacabka Soomaaliyeed dhibaato xooggan ku hayey kooxda arxanka daran ee khawaariijta oo kusoo duushay Diinta,dhaqan,maalka iyo sharafka ummada Soomaaliyeed,kooxda khawaariijta oo banaysatay dhiiga iyo maalka shacabka Soomaaliyeed iyagoo kusoo gabanaya Diinta Islaamka oo ah mid sharfan kana nasahan xumaan oo dhan.

Hadda ba tan iyo intii uu madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaariijta waxa door shariif ah oo bogaadin mudan ka qaatay Culimada Soomaaliyeed eek u kala nool Guddaha Dalka iyo qurbaha,ugu horayn Culimadda dalka ayaa bilaabay kacdoon ka dhan ah kooxda khawaariijta iyagoo bulshadda Soomaaliyeed u bayaamiyey dulmiga iyo dhibaatada ay ku hayaan ummada soomaaliyeed iyagoo sidoo kale culimadu bayaamiyey in kooxda Al-shabaab tahay koox aan diin shaqo ku lahayn oo khawaariij ah.
Culimadda Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka maraykanka,yurub iyo dalalka carabta ayaa iyaguna dhankooda soo saaray bayaan ay ku taageerayaan dagaalka lagula jiro kooxaha khawaariijta iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay garab istaagaan dowladda diidaana xukunka baadilka ah ee kooxaha khawaariij oo gumaad baโ€™an ku hayey shacabka Soomaaliyeed mudo 15 sano ah.

Bayaan ay soo saareen culimadda Soomaaliyeed oo shirk u yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya 28k-kii bishii December ayey kusoo saareen in ay bannaan tahay in dagaal adag lala galo kooxda Khawaarijta Al-sabaab iyo in laga difaaco dadka,dalka iyo Diinta oo Kooxdu halis ku tahay.

Guddoomiyaha Heyโ€™adda Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in mowqifka culimada uu cad yahay, in Khawaarita la iska celiyana waajib tahay.

โ€œ Mowqifka culumada wuu cad yahay oo ku saabsan mowduucaasi, in nimankaas la iska celiyaa waa waajib.Maxaa yeelay xadgudubkooda meel kasta ayuu gaaray,marka in la iska celiyo Diinta laga celiyo,dadka laga celiyo baan ku baaqnay kuna baaqeynaa waliba loo kala harin,โ€ ayuu yiri Sheikh Bashiir Axmed Salaad.

Sidoo kale, Madaxa xarunta Ansaarul Sunnah oo shirka soo qaban qaabisay Sheekh Cabdirisaaq Jiir, ayaa cadeeyay in argagixisadu ay bartilaameed ka dhigteen culimada.

โ€œ Xaqiiqatan dhibka ugu xooggan wuxuu haystaa culimada, waxayna maanta argagixisada bartilmaameed ka dhigteen waa culimada, waxay dileen culimo badan oo indho iyo iftiin u ahaa shacabka,โ€ ayuu yiri Sheekh Cabdirisaaq Jiir.

Shirka culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal dadweyne Soomaaliyeed iyo culimo ka kala yimid daafaha caalamka, waxaa culumada shirka ka qeyb galay ka mid ah Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun,Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sheekh Maxamed Idiris,Sheekh Maxamed Dirir iyo Sheekh Abuu Shaybah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Imaaraat-ka oo hay’adda SoDMA ku wareejisay 700 Ton oo raashiin ah

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi…

GudahaWararka
January 8, 2025

Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada

Muqdisho(SONN):-Ra"iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka madasha Arimaha Bin'adanimada oo maanta Muqdisho ka…

GudahaWararka
February 6, 2023

Ciidanka NISA iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 4 dhagarqabe oo khawaarij ah

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku…

Gudaha
December 6, 2024

Wasiirka caafimaadka dowladda FS oo ka qaybgalay kulan looga hadlayo la dagaalanka Khawaarijta

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Abuukar iyo guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr Cabdulhakim Lukman oo…

GudahaWararka
July 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023