Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan wadatashi la qaatay Odoyaasha dhaqanka
    July 27, 2025
    Maxay ka wada hadleen Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururka Haweenka SSC-Khaatumo?
    July 26, 2025
    Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay
    July 26, 2025
    Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
    July 26, 2025
    Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa
    July 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Xanuunnada ay Dhaxal siiyeen ayaa sabab u noqday in ay geerri ka door bidaan in mar kale Khawaarij duleysato (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Xanuunnada ay Dhaxal siiyeen ayaa sabab u noqday in ay geerri ka door bidaan in mar kale Khawaarij duleysato (Warbixin)
Maqaallada

Xanuunnada ay Dhaxal siiyeen ayaa sabab u noqday in ay geerri ka door bidaan in mar kale Khawaarij duleysato (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 8, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Gumaysiga dadka shacabka ah ay ku hayeen khawaarijta inta aan laga saarin degaanka Aadan yabaal ma ahan waxa hal sheeko lagu soo koobi karo, “Wiilkaaga iyo qorigiisa nagu wareeji, si uu noogu dagaalamo kadib adigu bixi biilkiisa” Waa mid kamid ah ficilladii gurracnaa ee khawaarijta Al-shabaab ka geysteen degmadda Aadan yabaal.

Warbaahinta qaranka oo u kuur gashay xaalada dadka shacabka ee ku dhaqan degmadda Aadan Yabaal oo mudda dheer khawaariijtu ay dhibaato ku haysaa ayaa la kulantay odayaasha degaanka,kuwaas oo uga warbixiyay ficillada gurracan ee khawaarijtu ku haysay dadka shacabka ah.

Yabaroow Cabdi Xasan oo kamid ah dadka degaanka ayaa sheegay in dhibaato xooggan khawarijtu ay ku heysay dadka Shacabka ah,isagoo sheegay in ay khawarijtu ku amartay in wiilkiisa uu keeno soona raaciyo qorigii uu ku dagaalami lahaa kadibna uu

bixiyo biilkiisa taa oo kamid ah falalka guracan oo khawaarijtu ku heysay shacabka ku dhaqan degmada Aadan Yabaal

Way adag tahay in aad diido Amar nucaan oo kala ah ama ogolaatid waayo naftaadda ayaad uga baqeysaa madamaa deegaanka ay gacanta ku hayeen khawaarijta,waxa sidoo kale odayaasha degaanka shegeen in Amarkaani uu ahaa kii ugu cuslaa oo khawaarijta ay ku soo rogaan degaan Aadan Yabaal oo mudda dheer argagixisadu ay gacanta ku haysay.

โ€œLeer caafimaad ayaa na martay markii kooxda khawaarijta laga xorreeyay degaankan oo dhib badan ay ku hayeen waana ka mahadcelineynaa ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee khawarijta naga dul qaaday โ€œ ayuu yiri Yabaroow oo kamid ah dadka degaanka Aadan Yabaal

Sidoo kale dhibatooyin kale ayay dadka deagaannada Shabeellaha Dhexe ku qabeen khawaarijta ka hor inta aan laga xorreeyn degaannadaasi,balsa hadda waxa ay ku nool yihiin mid taa ka duwan oo waxaa u bidhaamay waa cusub iyo horumar.

Suladaan Daahir Axmed โ€œAadan Yabaal dhib xooggan aya khawaarijtu ku heysay lacago baad ah iyo carrurteena oo si xoog ah nooga kaxaysan jireen ayan ku qabnay cidii ka hortimaadana way dili jireen,waxan diyaar u nahnay in aan la shaqeyno ciidmada dowladda iyo kuwa degaanka ee noo yimidโ€ayuu yiri Suldaan Daahir.

Dowladda Soomaliya ayaa dhankeeda sheegatay in degaannada laga saaray khawaarijta ay gaarsiin doonto adeegyadii bulshadda,halkaa oo deegaannada qaar ay garsiisay kuwa dhimana la gaarsiin doono

khawaariijta ayaa hadda maraya marxaladii ugu adkeed kadib markii geesiyaasha xoogga dalka iyo shacbka oo is garabsanayo ay degaanno badan sida Shabeellaha Dhexe,Hiiraan iyo Shabeellaha hoose ay ka xorreyeen khawaarijta, halka hadda ciidmadu u talaabeen gobollada Galgaduud iyo Mudug oo ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah khwaarijtu

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan wadatashi la qaatay Odoyaasha dhaqanka

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa kulan Wadatashi…

July 27, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xuseen Axmed Colaad” Qoriga waxaan u qaatay si aan Khawaarijta uga aarguto”,(Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Hagardaamada iyo ficillada guracan ee kooxda Khawaarijta Al-shabaab ma joojin howlgallada ka dhanka ahย  ee lagu dabar-jarayo, kuwaas oo…

GudahaMaqaalladaWararka
February 26, 2023

Qaabka loo Xakameyn karo faafinta Wararka Been Abuurka ah (WARBIXIN)

Waayahaan waxaa ku soo badanayay in Baraha Bushada lagu baahiyo Warar been abuur ah oo loo geysanayo Masuuliyiin, Aqoonyahanno, Culumaa'udiin…

GudahaMaqaalladaWararka
June 5, 2023

โ€˜HA NOQON MA LIIBAANE LAGU LIIBAANOโ€™ (WARBIXIN).

Dowladnimada Marka laga hadlaayo culuumta siyaasada waxaa lagu qeexaa in ay tahay hanaan maamuleed oo bulsho ay baahi u qabto…

GudahaMaqaallada
November 27, 2024

Soomaaliya oo ku guuleysatay hufnaanta adeegga sare ee Hawada (A) (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA)--Todobaakii la soo dhaafay waxaa Dowladda Soomaaliyed iyo Shacbigeedaba u qabsoomay waxyaabo badan oo kor u qaadaya masiirka Umadda Soomaaliyed,…

GudahaMaqaalladaWararka
January 31, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023