Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona guulaha 7-dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad.
Halkaan kala soco Khudbadda Madaxweynaha