Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dugsi 70 sano Qur’aan-ka Kariimka lagu baran jiray oo khawaarijta xirtay (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dugsi 70 sano Qur’aan-ka Kariimka lagu baran jiray oo khawaarijta xirtay (Warbixin)
GudahaWararka

Dugsi 70 sano Qur’aan-ka Kariimka lagu baran jiray oo khawaarijta xirtay (Warbixin)

By Bile
Last updated: December 27, 2022
3 Min Read
Share

Muqdihso-(SONNA):- Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15 sano oo dalkeena iyo dadkeena ay ku hayeen dhaqan ka baxsan kan islaamka iyo kan dadka Soomaliyeed ayaa deeggaanaddii laga saaray waxaa lagu arkay arrimo ka baxsan diinteena suuban oo ay ku dhaqaaqeen.

Waxaa ay xireen dugsiyaddii Qur’aan-ka kariimka lagu baran jiray, Iskuuladdii iyo goobihii caafimaadka ee loogu adeegi jiray dadka. Bulsho waxbarsho la’aan ah, adeeg caafimaad heysan, la marin habaabiyay oo la go’doonshay ayaa loogu tagay deeggaanaddi laga dulqaaday cadowga arxanka daran ee khawaarijta.

Argagixisada deeggaanaddii ay in muddo gacanta ku hayeen kagama tagin wax yar oo horumar ah, iyadoo dadka deeggaanadaasi ku nool ay intaas u dhereed in ay ka qadaan baad joogto ah ciddii ka hortimaadana la dilo ama la xiro.

Khawaarijta waxa ay kala dagalantay wax kasta oo horumar ah, iyadoo cadeen u ah inay bulshadda ku nool deeggaanadda ku jira gacantooda inay u diideen waxbarasho dhan walba ah. Waxaa ay xireen xarummo lagu barto qur’aanka Kariimka iyo tacliinta kale oo shaqeynaayay in ka badan 70 sano sida laga soo xigtay dadka ku dhaqan deeggaanaddi lagu jabiyay cadowga. Waxa ayna uga dan leeyihiin inay indha ka ridaan bulshadda si ay uga dhaadhiciyaan fikradaha qaldan iyo ka been abuurashada diinteenna Suubaan.

Macalin Abuukar calasoow oo ku nool deegaanka Guulane oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dugsi qur’aan furna in ka badan 70 sano oo ay wax ku baran jireen ardayda deegaanno badan oo ka tirsan shabeellaha dhexe inay khawarijtu xireen.

“Cadowgu waxaa ay xireen xaruntii iyo dugsigii ay cilmiga diinta ka soo doonaan jireen sanado badan bulshadda deegeenno badan, taasina waxaa ay ku tusineysa sida ay ula dirireen horumarka iyo waxbarshadda marba haddii ay xireen goobihii waxbarashadda”. ayuu yiri Macalin Abuukar.

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa dhankiisa  sheegay in uu la yaabay dhaqan xumadda iyo arxan daradda ay ku dhaqmayeen Khawaarijta ee aanan meelna ka soo galin diinteena suuban uu ku soo arkay degmada Aadan Yabaal iyo deeggaanaddii kale laga sifeeyay cadowga  khawaarijta alshabaab.

TAGGED:Khawaarijtu Maxay u beegsadaan xarumaha lagu fidiyo Diinta Islaamka ee ku yaala deegaannada ay joogaan?.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo ka hadashay dhaqaalaha Africa iyo saameynta  cudurka covid-19

Saameeynta COVID-19 ee Afrika oo ay dalalka qaaradda si dhaqso leh kaga jawaabeen dhibaatada Cudurkaan ayaa waxaa haatan lagu soo…

Wararka
May 25, 2020

Ciidanka Sirdoonka oo fashiliyey shabakad khawaarij ah oo isku urrursanayey deegaanka Sabyo

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa helay xogta Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo isku dayaya in ay si…

Wararka
May 14, 2023

Guddoomiye Madaale oo ka qeybgalay sanad guurada 11-aad ee dib u aas-aasida Waaxda Gurmadka

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska…

GudahaWararka
December 26, 2023

Shirka Hoggaamiyeyaasha Wadamada G20 oo taageeray in tallaalka COVID-19 laga dhigo mid loo simanyahay

Riyad (SONNA)- Hoggaamiyeyaasha 20-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka ayaa ballan-qaadaya Axadda maanta ah si loo hubiyo in si…

Wararka
November 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023