Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo dhaggax-dhigay toddoba waddo oo interlock ah
    July 23, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐
    July 23, 2025
    Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD
    July 23, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐šqada XFS ๐จ๐จ d๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ m๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ lagu horumarinayo q๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ d๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ ๐š๐ก
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “Sawirro”
GudahaWararka

Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 3, 2022
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha iyo Masuuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Somaliya Hon. MehmetYilmaz, si ay u dabagalaan baaqii degdegaahaa ee uu Raโ€™iisulWasaaruhu November24, 2021 u jeediyay Deeq bixiyayaasha Caalamka, saaxiibada Soomaaliya iyo Haayadaha ka shaqeeya gargaarka biniโ€™aadantinimo.

Guddida abaaraha heer qaran waxey safiirka horgeeyeen warbixin xaalada abaaraha muujinaysa xaaladda degdega ah ee abaaraha, waxaana lugu mahadceliyey dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowlada Soomaliya.

Safiirka ayaa la wadaagay guddiga xog ku saabsan dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda Turkiga, isagoo ballan qaaday in warbixinnada dowladda Soomaaliya uu la wadaago Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, Hayโ€™adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn si loo kordhiyo dadaallada
gurmadka abaaraha, iyo sidoo kale sii wadida wacyigelinta abaarta ku socota Beesha Caalamka iyo Saaxiibada Turkiga.
Safiirka ayaa ballan qaaday in si joogta ah la wadaago Dowladda Turkiga warbixinada cusub ee Dowladda Soomaliya.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay
xoogga saarto sidii loo heli lahaa Gurmadka Abaaraha, maadaama ay xaalada aad u sii xumaan doonto, isla markaana u fiirsashada arrimaha siyaasadda ay caqabad weyn ku tahay in bulshada Caalamka, Saaxiibada Gargaarka Baniโ€™aadantinimo, Saxaafadda iyo Saaxiibada Turkiga ay ka qeyb qaataan wacyigelinta, iyo dadaalka loogu jiro Gurmadka Abaaraha.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Beledweyne oo seddax Carruur ah ay Gaajo ugu geeriyoodeen

Muqdisho(SONNA):-Mayarka Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Nadar Tabaax ayaa shegtay in xaafadda Buundaweyn ay seddax Carruur ah ay Gaajo…

GudahaWararka
November 26, 2023

Danjire Warfaa oo faah-faahin ka bixiyay go’aanno ka soo baxay Golaha nabad galyada iyo amniga Midowga Afrika

Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Cabdullahi Warfaa ayaa Warbaahinta Qaranka u faahfaahiyay goโ€™aano muhiim ah oo kasoo baxay Golaha nabad…

GudahaWararka
November 3, 2024

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay rag dhac geysanayay

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska saldhigga Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa soo qabtay labo burcad ah oo dhac ka geysanayey waaxda Maajo ee…

GudahaWararka
April 11, 2023

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay ilaaliyaan wadajirka iyo madax bannaanida dalka

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay ilaaliyaan wadajirka iyo madaxbannaanida dalka. Mudane, Xamsa oo…

GudahaWararka
September 10, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023