Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xuska 65-sano guurada xornimada Soomaaliya oo Sucuudiga lagu qabtay
    July 1, 2025
    Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo dalka Spain kaga qayb galay shirka 4-aad ee maalgelinta horumarinta
    July 1, 2025
    MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAY XUSKA MAALINTA XORIYADDA IYO MIDNIMADA DALKA
    July 1, 2025
    Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon
    July 1, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania
    July 1, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga wakaaladaha wararka ee dalalka iskaashiga Islaamka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga wakaaladaha wararka ee dalalka iskaashiga Islaamka
GudahaWararka

Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga wakaaladaha wararka ee dalalka iskaashiga Islaamka

By Bile
Last updated: February 1, 2022
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha waakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONN Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orango) ayaa maanta oo talaado ah kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Wakaaladaha wararka ee ururka iskaashiga Islaamka Maxamed Cabdrabuh. Al Yami.

Kulanka oo ka qabsoomay aaladda fogaan aragga ayaa waxaa lagu soo bandhigay sharaxaad ku saabsan hiigsiga ururka ee sanadaha soo socda, kaas oo ku qotoma doorka ururka oo ah madal warbaahineed oo weyn oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah ururka, iyo horumarinta mihnadda warbaahineed ee ku salaysan diinta Islaamka iyo warbaahinta oo dhiiragalineysa hufnaanta, kalsoonida iyo dulqaadka.

Kulanka intii u socday waxaa dib u eegis lagu sameeyey doorka UNA ee ku aaddan siinta tallooyinka istaraatiijiga ah ee warbaahinta wadamada xubnaha ka ah iyadoo loo marayo wakiilo ka socda wakaaladaha wararka qaranka. Sido kale waxaa la soo bandhigay tiro koorsooyin ah oo la qabanayo waqtiyadda soo aadan.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa bogaadiyay doorka UNA ee xoojinta xiriirka warbaahinta ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka, iyo xoojinta xiriirka xirfadeed ee ka dhexeeya shaqaalaha warbaahinta, isagoo dhinaca kale bogaadiyay hiigsiga iyo barnaamijka shaqo ee Ururka. Agaasimaha carrabka ku adkeeyay in dalkiisa uu garab taagan yahay midowga, iyo sida ay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed u daneyneyso ka mira dhalinta barnaamijyada “UNA” iyo xoojinta doorka ay ku leedahay horumarinta wakaaladaha xubnaha ka ah iyo is-weydaarsiga wararka.

TAGGED:Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka oo kulan qaatay Agaasimaha guud ee Midowga wakaaladaha warar ee dalalka iskaashiga Islaamka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xuska 65-sano guurada xornimada Soomaaliya oo Sucuudiga lagu qabtay

Riyad (SONNA): Ergada Soomaaliya ee fadhida Isbahaysiga Ciidamada Wadamada Islaamka ee La-dagaalanka Argagixisada (IMCTC) ee…

July 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Qorsheynta oo daah furay istaraatijiyadda Qaran ee istaatistikada Arrimaha Bulshada

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa  maanta magaalada…

GudahaWararka
June 25, 2023

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Golaha Dhaqaalaha Qaranka ee JFS.

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane. Jamaal Xassan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xubno ka…

GudahaWararka
November 28, 2020

Uganda : Ganacsato Soomaalieed oo kacabanayo boob iyo jirdil

Kampala(SONNA) Soomaalida ku nool dalka Uganda gaar ahaa kuwa dagan magaalada Kampala ayaa ka cabanaya tuugo badan oo si gaar…

Wararka
December 5, 2019

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha…

GudahaWararka
May 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023