SONNA (MUQDISHO)- Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka dalka ayaa bogaadiyay ku dhawaaqista 13 kursi oo Koonfur Galbeed ay sheegtay in ay ku qabanayso magaalada Baraawe ee Caasimadda maamul-goboleedkaas.
Koonfur Galbeed ayaa noqonaysa dowlad goboleedkii ugu horeeyay ee qabanaya Doorasho deegaan labaad ka hirgasha.
Halkan ka aqriso warqadda Guddiga Xalinta Khilaafaadka.