Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan

By Bile
Last updated: January 26, 2022
1 Min Read
Share

Addis Ababa-(SONNA)-<span;>Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo taageerada loo raadinayo xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Afrika ayaa maanta la kulmay Safiirada Dalalka Seychelles, Tunisia iyo Safiirada Ururka Jaamacadda Carabta ee Wadamada Afrikaanka ah qaabilsan, Midawga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika.

Safiirka ayaa la waddaagay dhammaan Safiirada uu la kulmay ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay ka mid noqoshada Golaha Amniga iyo Nabadda iyo inay Soomaaliya ka mid ahayd aas-aasyashii Ururka Midawga Afrika.

Sidoo kale kulamadaan uu maanta Safiirka Soomaaliya la yeeshay Safiiradda Wadamada Afrika ee saldhigoodu yahay magaalada Addis Ababa ayaa u sii gogol xaarayo Shirka caadiga ah ee 40-aad ee Golaha Wasiirada Midawga Afrika ee kadhici doona Xarunta Midawga Afrika ee Addis Ababa, 3-4 Feebaraayo 2022 iyo midka Madaxweyneyaasha.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya ayaa dadaal dheeri ah ku bixinayo sidii ay Soomaaliya ugu guuleysan lahayd kursiga Golaha Amniga ee Midawga Afrika markii la gaaro doorashada bisha Febarayo 2022.

TAGGED:Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Bangiga aduunka oo ansixiyay $55 Milyan oo lagu kabayo misaaniyadda Doowlada Soomaaliya

Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo…

Wararka
June 24, 2020

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada khawaarijta lagu laayay Jubbaland

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Labo X/le Sheekh Abuukar Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay sii korortay tirada…

GudahaWararka
July 24, 2024

Madaxweyne xasan sheekh iyo amiir ka dowlada qatar oo yeeshay kulan miro dhal ah

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas…

GudahaWararka
March 5, 2023

Gudoomiyaha golaha shacbaka iyo Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la yeeshay Xildhibaanada ka soo jeeda KG

Muqdisho (SONNA)-Kulankan waxa uu isugu jiray qado iyo kala war qaadasho, waxaa uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane…

Wararka
September 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023