SONNA (DHUUSAMAREEB)- Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed ee Galmudug ayaa lagu shaaciyay qabashada kuraastii ugu badneyd ee Gollaha shacabka kuwaa oo la qaban doono dhawaan.
Halkan ka aqriso shaacinta kuraasta.

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…