SONNA (MUQDISHO)- War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa lagu cambaareeyay duqeymo ka dhacay gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Warqadda Wasaaradda ka soo baxday ayaa u qorneyd sidan.

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…