Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: kulan lagu xusayey Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha oo Muqdisho lagu Qabtay “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > kulan lagu xusayey Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha oo Muqdisho lagu Qabtay “Sawirro”
GudahaWararka

kulan lagu xusayey Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha oo Muqdisho lagu Qabtay “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 18, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka XFS Ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu xusayey Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha

Iyadoo 18- ilaa iyo 24 November ee sanad walba dunida oo dhan laga Xuso Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha ah ayeey Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kaashaneysa WHO waxey qabatay kulan Bulshada looga wacyigalinayo qataraha caafimaad ee lagala kulmi karo si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha Taas oo sababi horseedi karta In jeermisku adkeysi u yeesho daawooyinka jeermis-dilaha ah.

Madasha oo lagu soo bandhigay Cilmibaarisyo iyo doodo ay ka qeyb galeyn dhaqaatiir iyo Xeeldheerayaal caafimaad ayaa la isla qaatay In ay waajib tahay In bulshada laga wacyigeliyo dhibaatada laga dhaxli karo in si qaldan loo isticmaalo daawooyinka jeermis dilayaasha ah oo sababi kara Qataro caafimaad.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim oo kulanka soo xiray Ayaa xusay inay Ka wasaarad ahaan diyaariyeyn qorshooyin iyo sharciyo quseeya arimaha daawooyinka, islamarkaana marka la meermariyo ay wasaaraddu awood u yeelan doonto inay xadido oo ay koontaroosho tayada caafimaad ee daawooyinka dalka la keeno.

Munaasabada xuska todobaadka wacyigelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka antibaayootikada oo socon doonto muddo hal todobaad ah ayeey wasaaradda caafimaadka Soomaaliya sanadkan ugu talo gashay barnaamijyo wacyigelin ah oo laga sameyn doono qaar kamida isbitaalada dalka, si bulshada loo tusaaleeyo qataraha ku xeen-daaban si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha ah.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Waxbarashada XFS oo walaac ka muujyay faafidda iyo halista Covid 19

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo…

Wararka
April 10, 2020

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo gaaray magaalada Baydhabo

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta…

GudahaWararka
December 19, 2024

Qusulka Soomaaliya iyo madaxda heyโ€™adda Igaasa oo Sacuudiga ku yeeshay kulan muhiim ah

Qunsulka Guud ee Dowladda FS u fadhiya magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye ayaa kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee…

Gudaha
October 13, 2023

Wasiir ku Xiggeenka wasaaradda Awqaafta & arrimaha diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’an akhris ah.

Muqdisho (SONNA)- Wasiir Ku xiggeenka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ee xuukamadda Federaalka Soomaaliya Mudane Osman Aadan Dhubow ayaa maanta…

Wararka
March 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023