Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiiska Aas-aasidda Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika
    December 4, 2025
    Wasiirka Hawlaha Guud ee XFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    December 4, 2025
    Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay
    December 3, 2025
    Wasiir Fiqi oo dhigiisa Yeman kula kulmay Masar
    December 3, 2025
    Diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada oo si dardar leh uga socota Balcad
    December 3, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Isboortiga oo ka soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Isboortiga oo ka soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed
GudahaWararka

Wasaaradda Isboortiga oo ka soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 21, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ayaa soo saartay war-saxaafadeed kaga soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed, waxaana ay magacawday guddi ka soo tala bixiya doorashada ay qabsadeen Guddiga, taasi oo ay Wasaaraddu ku sheegtay inay baalmarsantahay sharciga u degsan dowladda.

War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:-

Sida aan wada ogsoonnahay dalka waxaa ka jira dowlad nidaam dastuuri ah oo ku salaysan sharci kala dambeyn, dowladduna waxa ay u igmatay arrimaha isboortiga iyo dhallinyaradda (Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga) oo ka masโ€™uul ah jaangooynta horumarinta siyaasadda isboortiga dalka guud ahaan, gaar ahaan horumarinta arrimaha garoomada, tartamada, tababarada iyo la shaqeeynta Wasaaradaha Dhallinyarada iyo Isboortiga Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.

Hadaba, annagoo ogsoon in uu dhammaday mudo xileedkii Guddiga Olombikada Soomaaliyeed lagama maarmaanna ay tahay in la qabto doorasho loo siman yahay oo ay kawada qayb geli karaan dhammaan bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed ayaa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga waxa ay qoraal u qortay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2dii bishii October ee sanadkan ujeedadiisuna ahayd soo gudbinta xilliyada ay dhacayaan doorashooyinka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirrada Isboortiga ayadoo ay la socoto xeer hoosaadyadooda si ay Wasaaraddu ugu diyaariso guddigii qaban laha doorashooyinkaas .

Nasiib darro, waxaa na soo gaaray in ay dhacday doorashadii Guddiga Olombikada Soomaaliyeed taariikhdu marka ay ahayd 20ka October 2021, ayagoo iska indha tiray qoraalkii Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga.

Sidaa daraadeed, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga waxa ay si buuxda u cadaynaysaa:

  1. Inay Wasaaraddu goob joog ka ahayn doorashadii dhacday iyo in aysan aqoonsanayn wixii ka soo baxay.
  2. Waxa ay Wasaaradu ugu baaqaysaa xiriiradda kale inay ka foojignaadaan doorasho ay iskood u qabsadaan.
  3. Guddiga Olombikada Adduunkana waxaan ku wargelinaynaa inaysan Wasaaraddu la socon doorashaadaas.
  4. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga waxay magacaawday guddi ka soo tala bixiya doorashada ay qabsadeen Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiiska Aas-aasidda Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda ku ansixiyay Heshiiska Aas-aasida…

December 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Haweenka Qaranka Soomaaliyeed โ€œHOOYO U HIILI QARANKAโ€

Muqdisho(SONNA):-Haweenka Qaranka Soomaaliyeed โ€œHOOYO U HIILI QARANKAโ€ ayaa maanta Duco iyo Baroordiiq u sameeyay Shuhadadii toddobaadkii hore ay kooxaha Khawaarijta…

GudahaWararka
August 10, 2024

Wasiirka Caafimaadka XFS oo furay shirka Sedex-biloodlaha ah ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta qabatay Kulanka Sedex-biloodlaha ah ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya kaasoo socon doona mudda…

GudahaWararka
March 13, 2023

ATMIS oo war ka soo saartay shil diyaaradeed ka dhacay Balidoogle

Muqdisho.(SONNA):- Howlgalka ATMIS ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka…

GudahaWararka
February 26, 2023

War-saxaafadeed: Ciidanka Qaranka oo hawlgal lagu jabjyey Khawaarijta ka fuliyey Hirshabeelle

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa maanta si wayn cadowga Khawaarijta ah ugu jabiyay isku dayo la…

GudahaWararka
February 25, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023