Muqdisho (SONNA)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa boggaabiyey habka doorashada kuraasta Aqalka Sare ee ka dhacday magaalada Muqdisho, labadii maalmood ee Arbaco iyo Khamiis oo ku kala taariikheysnayd 29-ka iyo 30- ka Sebtamber ee 2021, waxaana dowlad goboleedyada ay ugu baaqeen inay soo dhameystiraan Xubnaha ku dhiman.
Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka.