Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 6 kursi oo ka mid ah 11-ka kursi.
Waxaa ku tartami doona 6-da kursi, musharaxiin tiradoodu dhan tahay 13,ย oo laba kamid ah ay Haween yihiin.
Halkan hoose ka aqriso:-