Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha NISA oo kormeer dhiirrigelin ah ugu tagay ciidamada ka hawlgala Sh/ Hoose
    March 19, 2026
    Xarunta Boqor Salmaan oo soo gabagabeysay mashruuca qeybinta Zakaatul Fitriga ee gudaha dalka
    March 19, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Xoogga Dalka oo qoysas bukaanno ah u qeybiyay adeegyo dhanka ciidda ah
    March 19, 2026
    Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo xiray iyo Degmada Hodan oo ku guuleysatay
    March 18, 2026
    Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba
    March 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Saraakiil ka tirsan Booliska Amisom oo booqday xarunta doorashada Jubaland
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saraakiil ka tirsan Booliska Amisom oo booqday xarunta doorashada Jubaland
GudahaWararka

Saraakiil ka tirsan Booliska Amisom oo booqday xarunta doorashada Jubaland

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: July 24, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday xarunta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya, si ay u qiimeyn iyo indho-indheyn ugu sameeyaan.
Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka ee heer Dowlad Goboleedka Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada Aqalka sare Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed.

Kismaayo ayaa lagu wadaa in dhawaan ay ka bilowdaan doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matali doona Jubaland, iyadoo maanta uu Kismaayo gaaray guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha NISA oo kormeer dhiirrigelin ah ugu tagay ciidamada ka hawlgala Sh/ Hoose

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta…

March 19, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland oo saaka ku geeriyooday magaalada Addis-ababa

Muqdisho:(SONNA)-Taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye ayaa…

WararkaWargayska
June 24, 2020

Bannaabax lagu diidan tahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Bannaabax looga soo horjeedo xadgudubka maamulka Israa'iil uu ku sameeyay madax bannaanida iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliha ayaa…

GudahaWararka
January 18, 2026

Shir looga hadlayay xoojinta amniga xuduudaha oo Lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA);-Shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana shir guddoomiyey Wasiirka…

GudahaWararka
October 19, 2025

Maareeyaha NIRA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu baxay Filibiin

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay’adda NIRA, Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa booqasho shaqo ku jooga dalka Filibbiin si…

GudahaWararka
June 13, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023