Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo soo xiray shirka Madasha Cilmi-baarista Garsoorayaasha “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo soo xiray shirka Madasha Cilmi-baarista Garsoorayaasha “SAWIRRO”
GudahaWararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo soo xiray shirka Madasha Cilmi-baarista Garsoorayaasha “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 15, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan Madasha  Garsooreyaasha oo labo cesho uga socday magaalada Muqdisho ayaa looga doodayay sidii lagu horumarin lahaa adeegga fullinta dacwadaha  iyo Garsoorka Maxkamadaha Gobalka Banaadir.

Madashan oo ay ka qeyb galeen garsooreyaasha maxkamadaha ku yaala Degmooyinka Gobalka Banaadir, howlwadeennada iyo Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Racfaanka, Guddoomiyaha Maxkamadda  Gobalka Banaadir iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa labadii maalmood ay socotay waxay garsoorayaasha isku weydaarsadeen warbixinno iyo su’aalo la xiriira dembiyada dacwad fullinta, iyagoo falanqeeyay Garsoorka iyo cadaalad sameynta

Munaasabadda xiritaanka oo ay hadallo ka jeediyeen Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Tan Sare, Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare, ayaa ugu horeyn waxaa hadalka qaatay

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdiqaadar Maxamed Xasan ayaa ku baaqay in Madasha Garsoorka lagu soo daro Maxkamadaha Dowlad Gobaleedyada Dalka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Maxamed Axmed Cismaan Baari ayaa tilmaamay in madashu ay ahayd mid si weyn laga wada faa’iideystay, ayna noqon doonto mid la joogteynayo kulamada nuucaani oo kale ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Baashe Yuusuf Axmed oo soo xiray shirka ayaa sheegay in tallooyinka laga soo jeediyay kulanka Madasha Garsoorayaasha la dhaqangelin doono.

“Waxaa si nabad ah maanta u soo dhamaaday Madasha Cilmi-baarista Garsooreyasha, madashaasi oo noqon doonta madal Saddex bile ah oo lagu lafa guri doono Xeerarka dalka, Caqabadaha iyo Horumarka Garsoorka, waxaana lagu soo bandhigay wax badan oo wax ka badali doona shaqada Garsoorka Dalka, waana qaadan doonaa dhamaan tallooyinkaas”. Ayuu yiri Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

       

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xildhibaanad BJFS oo ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada…

GudahaWararka
December 9, 2023

Kaaraan iyo Deyniile oo u gudbay wareegga 3-aad ee tartan cilmiyeedka Ramadaanka

Muqdisho.SONNA…Degmada Kaaraan ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ka reebtay degmada Dharkeynleey,halka Degmada Daayniile ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daarusalaam.…

Gudaha
March 6, 2026

Shirkii Afrika iyo Talyaaniga oo lagu soo geba gebeeyay Milano+sawirro

Milano(SONNA) Shirkii u dhexeeyay Dowladaha Afrika iyo Talyaaniga oo ay Soomaaliyan kujirto ayaa maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Milano…

Wararka
November 27, 2019

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay ololaha qaadista Cabshuuraha kala duwan ee Caadimadda+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta Gobolka Banaadir kusoo bandhigtay Gaadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta…

Wararka
February 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023