Muqdisho,(SONNA)-Ku Dhawaad boqol ka tirsan Maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ay Ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellada Dhexe.
Ciidamada ayaa howgal kula Wareegay deegaanka Warta jilable oo ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe 70 ka Tirsan Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howgalka aydoo ay jiraan Dhaawacyo Soo Gaaray kooxda oo ay Goobta ka jiiteen Ciidamada Ayaa Waxaa ay horay ula Wareegeen War Ciise War Dhagax.
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Cali xaashi ayaa Radio Muqdisho uga Waramay Qasaraha ka Dhashay Dagaalka