Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulamo la qaatay Wasiiro ka tirsan dowladda Uganda.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulamo la qaatay Wasiiro ka tirsan dowladda Uganda.
GudahaWararka

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulamo la qaatay Wasiiro ka tirsan dowladda Uganda.

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: May 15, 2021
2 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxmed Xasan oo uu wehliyo Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaliya ee Dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa Kulamo muhiim ah la qaatayย  Wasiirada arrimaha Dibadda, Gaadidka iyo Ganacsiga ee Dalka Uganda.

Wasiir Jamaal ayaa ugu horeeyn kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Uganda Mudane Saam kuteesa, asigoo kaga mahadceliyayย  Dawladda Uganda kaalinteeda kaga aadaan hawlgalka nabad ilaalinta iyo xaslinta Soomaaliya ee loo yaqaano AMISOM. Sidoo kale kulankan inta uu ย socday ayaa looga hadlay xiriika laba-geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada wadan ee Soomaaliya iyo Uganda.

Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka ee Dawladda Uganda Mudane Edward Katumba Wamala, kulankan ayaa loga hadlay arrimo la xariiro socdaalka, dhaq-dhaqaaqa dadka iyo Ganacsiga ee labada wadan si kor loogu qaado ama loo xoojiyo xiriirka ganacsi ee labada dal.

Ugu dambeyn Wasiir Jamaal ayaa la kulmay Wasiirka Gancsiga iyo iskaashiga dhaqaalaha ee dalka Uganda Marwo Amiiliya jaambadee iyagoo kawada hadlay horumarinta ganacsiga iyo iskaashiga dhaqaalaha labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda. Kulakan oo qaatay saacdo dheer ayaa sido kale looga hadlay xoojinta iyo kor u qaadista xiriirka ganacsi ee labada dal.

Wasiirada ayaa isla gartay in muddo bil gudaheed ah Kampala lagu qabto kulan ay isku imaanayaan Ganacsatada Soomaaliya iyo Uganda si ay uga wada xaajoodaan xariirka ganacsi ee labada dal.

Kulamadan ayaa qeyb ka ah safar shaqo oo uu Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxmed Xasan uu maalmahan ku joogay dalka Uganda.

ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kumaandooska Danab oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal.

Muqdisho (SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandooska Danabย  ayay ku dileen mid kamid ah horjoogeyaasha argagixisada Alshabaab u qaabilsanaa…

Wararka
June 25, 2020

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah oo la dilay

Tehran (SONNA)- Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada…

CaalamkaWararka
November 27, 2020

Guddiga ka hortagga Covid-19 oo ka shiray dabbaal-degga Ciidul Fidriga

Muqdisho(SONNA)Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo…

Wararka
May 19, 2020

Soomaaliya :FAO oo soo gabagabeysay ย wajiga 1-aad buufin lagu sameeyay Ayaxa

Hayโ€™addaย  Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO aya sheegtay inay soo gaba gabeysay wajiga koowaad ee buufinta…

Wararka
October 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023