Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xarunta Boqor Salmaan oo soo gabagabeysay mashruuca Zakaatul Fitriga oo qoysas badan ka faa’ideystay
    March 18, 2026
    Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay munaasabadda Ciida u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira isbitaalka.
    March 18, 2026
    Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo xiray iyo Degmada Hodan oo ku guuleysatay
    March 18, 2026
    Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba
    March 17, 2026
    Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
    March 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweynayay Dhakhaatiir cusub “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweynayay Dhakhaatiir cusub “SAWIRRO”
GudahaWararka

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweynayay Dhakhaatiir cusub “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 22, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay xaflad lagu soo dhaweeynayey Dhakhaatiir takhasusi ah oo wax ku bartay Isbitaalka Erdogan Ex- Digfeer, kuwaas oo ka howlgali doona Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir.

Yoonis Yuusuf Xasan , Naciimo Abuukar Cali iyo Maymuun Cabdi Geele oo ah Seddex dhakhtar oo muddo Afar sano ah tababar Gudaha iyo mid dibadaba ku qaadaneyey Xarunta tababarada iyo cilmibaarista ee Isbitaalka Erdogan Ex-Digfeer ayaa loo sameeyay munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, islamarkaana ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, madax ka socotay Isbitaalka Erdogan, dhakhaatiir iyo marti sharaf kale.

Sedexda dhakhtar oo ku taqasusay qeybaha kala ah Hooyada iyo Dhallaanka hada kadibna ka howlgali doona Isbitaal Banaadir oo adeeg lacag la’aan ah u qabta bulshada qeybaheeda nugul ayaa waxaa gacmo furan kusoo dhaweysay Agaasimaha Isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif Maxamed oo munaasabada ka sheegtay inay garab istaagi doonaan dhakgaatiirta cusub.

Agaasimaha waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka Ibraahim Maxamed Nuur iyo Agaasimaha Qalabka iyo Daawada ee Wasaarada Dr Cabduqaadir Wehliye Afrax ayaa xusay in waddo dheer loo maray inay dhakhaatiirtan noqdaan kuwa taqasusi ah.

Maamulaha Isbitaalka Erdogan ayaa sheegay in qorshahoodu yahay soo saaridda dhakhaatiir cusub oo tayo leh, qeybna ka qaata sare u qaadidda Caafimaadka dadka Soomaaliyeed ee hada kabashada ku jira.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa Dowladda Turkiga uga mahadcelisay garab istaaga ay u muujiyeen bahda Caafimaadka, waxayna dhinaca kale sheegtay inay si hagar la’aan ah u garab istaagi doonaan dhakhaatiirta cusub.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Xarunta Boqor Salmaan oo soo gabagabeysay mashruuca Zakaatul Fitriga oo qoysas badan ka faa’ideystay

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta…

March 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka qorsheynta XFS oo qaabbilay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Azerbaijan

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiir…

GudahaWararka
February 5, 2025

Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo iyo boggaadin u dirtay Dalka Cumaan oo u dabaal degaya Maalinta Qarannimadooda.

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha dibada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo boggaadin u dirtay saldanadda Cumaan Suldaankeeda, Dowladeeda iyo dadkeeda oo…

GudahaWararka
November 18, 2021

Guddoomiyaha golaha shacabka oo dhagax dhigay Dekadda Baraawe

Baraawe-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa…

GudahaWararka
May 30, 2023

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay masuuliyiin ka socota IOM

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan fogaan-arag ah la…

GudahaWararka
January 12, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023