Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Codbixiyaal gaaraya 923,220-Qof, oo iska Diiwaangeliyay Gobolka Banaadir
    October 19, 2025
    Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga oo tababar uga furmay Muqdisho
    October 19, 2025
    Danjire Ilyaas Cali Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kinshaasa
    October 19, 2025
    Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga XFS oo tababar Muhiim ah daah-furay
    October 19, 2025
    Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS iyo EUCAP?
    October 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo booqday carruur lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo booqday carruur lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga “SAWIRRO”
GudahaWararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo booqday carruur lagu daweynayo Isbitaalka Xoogga “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 21, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Xoghayaha Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta iyo ka hortagga Xad-gudubyada ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Mursal Buulle oo ay Wehliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Bagadi iyo Xildhibaan Nuur Siidow Baaba iyo Xubno kale oo ay qeyb ka yihiin waxgaradka Deegaanka Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa maanta waxa ay ku booqdeen Isbitaalka Xoogga Dalka carruur ay argagixisada Dugsigoodii Qur’aanka ku baranayeen ay madaafiic ku soo tuureeen , oo lagula tacaalayo isbitaalka Xoogga ,

Agaasimaha Isbitaalka Xoogga Dr. Sadaam Cabdullaahi oo xubnahan ku soo dhaweeyay Isbitaalka ayaa tilmaamay in taliska Xoogga dalka ay daryeel Caafimaad u fidiyeen Carrrurtan oo iminka Xaaladooda Caafimaad ay soo hagaageyso.

Dhanka kale Mas’uuliyiintii kala duwanaa ee goobta ka hadlay ayaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maamulka isbitaalka Xoogga ku ammaanay dadaalka ay ku bixiyeen carruurtan sidii ay u heli lahaayeen baxnaano Caafimaad oo tayo sare leh.

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo Taliska Xoogga dalka ayaa balan-qaaday in si dhaw ula socon doonaan ka warqabka iyo daryeelka carruurtan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Codbixiyaal gaaraya 923,220-Qof, oo iska Diiwaangeliyay Gobolka Banaadir

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaciyay in gobolka Banaadir iska diiwaan…

October 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Aqalka Sare ansixiyey laba Hindise Sharciyeed oo Muhiim ah

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir…

GudahaWararka
August 26, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Muuqaal-baahiyaha SNTV2 “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray Xarunta Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan Muuqaal-baahiyaha SNTV2…

Wararka
February 2, 2020

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in deegaannada cadowga laga saaray la gaarsiinayo hay’adihii dowliga ahaa

Muqdisho-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada…

GudahaWararka
April 13, 2023

Siihayaha Wasiirka Maaliyada XFS oo kulan la qaatay madaxda Bangiga Hormarinta islaamka

Muqdisho.(SONNA)..Siihayaha Wasiirka wasaarada maaliyada XFS mudane Abdirahman Ducal e  Beileh ayaa kulan dhanka aalada fogaan arag ah la qaatay madaxda…

Wararka
September 3, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023