Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, kulan kula leh magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta waxayna ka wadahadlayaan arrimaha doorashooyinka.
Kulanka waxaa kale oo ka qeybgalay; madaxweyniyaasha Galmudug, Hirshabeele iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee labada aqal.