Margaret Ferrier oo ka tirsan baarlamaanka UK gaar ahaan xisbiga ee SNP ee Scotland ayaa la xiray kadib markii lagu helay danbi ah in sharuucda karoonaha ay jabisay.
29 September ayaa la sheegay in ay tareenk kaga safartay London ay aaday Glasgow xarunta Scotland iyada oo qabta feyraska karoona.
Boolisku waxay ku eedeeyeen danbi ah naxriis daro iyo dayac .hogaamiyaha SNP ayaa ka dalbatay Margaret Ferrier in ay xubinta baarlamaanka baneyso xisbigana ka baxdo