Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee Aydhiska adduunka”SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee Aydhiska adduunka”SAWIRRO”
Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee Aydhiska adduunka”SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 1, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Midnimo caalami ah iyo mas’uuliyad wadaag ah waa hal ku dhega munaasabadan oo ay si wadajira usoo qaban qaabiyeyn wasaaradda caafimaadka iyo guddiga ka hortagga aydhiska taas oo diirada lagu saaray la dagaalanka iyo ka hotagga cudurka AIDSka, iyo garab istaaga Dadka la nool cudurka xilli Maanta aduunyada looga dabaal dagayo maalinta caalamiga ah ee Aydhiska adduunka.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeyn masuuliyiin ka tirsan dowladda, dhaqaatiir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Gudoomiyaha guddiga ka hortaga cudurka Aidska ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya Axmed Maxamed Jimcaale kaas oo xusay in ay takoor badan la kulmaan Dadka la nool cudurka.

Maxamed Saciid oo kamida Dalada Dadka la nool cudurka HIV Aids iyo Sacdiyo Cabdisamad Cabdulahi oo ah Madaxa HIV Aids ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa dadka qaba cudurka kula taliyay Inay yimaadaan goobaha caafimaad si xaalkooda loola tacaalo.

Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah Xildhibaanda aqalka sare ayaa sheegay In loo baahanyahay in la kordhiyo wacyigelinta ka hortagga HIV AIDS.

Wasiirkii ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Axmed Xuseen Macalin oo munaasabadda soo xiray Ayaa sheegay inay ku dadaali doonan sidii ay u garab istaagi lahaayeyn dadka qaba cudurka HIV Aids.

Sida ka muuqatay shax ay soo bandhigtay wasaarada caafimaadka Soomaaliya waxaa hoos u dhacay dadka Soomaaliyeed ee qaba cudurka HIV Aids, maadama sanadkii 2019 tiradoodu ay aheyd 10674 halka sanadkan 2020 ay tiradoodu tahay 10409.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mashruuc cusub oo laga dhagax dhigay garoonka ciyaaraha ee Muqdisho

Muqdish(SONNA)--Mashruuc lagu horumarinaayo Garoonka Kubadda Cagta ee Mogadisho stadium ayaa maanta waxaa dhagax dhigay Wasiirrada Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee XFS,…

WararkaWargayska
March 30, 2020

Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay dood lagu dhiirigalinayay Ganacsatada yaryar “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Kulan dood cilmiyeed ah oo looga hadlay sidii loo heli lahaa jawi iyo xaalad ay Ganacsiyada bilowga ah (start-ups),…

Wararka
November 17, 2020

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo u dabaal degtay Sannad-Guuradii 25aad ee EAC

Muqdisho, (SONNA): Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u dabaal degtay Munaasabada sanadguurada 25-aad ee ka soo wareegtay aas…

GudahaWararka
November 29, 2024

Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada oo gaaray Gedo

Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa safar shaqo ku tagay degmada Doolow ee…

Gudaha
May 21, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023