Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday
CaalamkaGudahaWararka

Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 16, 2020
2 Min Read
Share
FILE PHOTO - Syrian Foreign Minister Walid Muallem attends a meeting with his Russian counterpart Sergei Lavrov in Moscow, Russia, April 13, 2017. REUTERS/Sergei Karpukhin/File Picture

Dimishiq-(SONNA)- Wakaalada wararka ee Suuriya SANA ayaa Subaxnimadii hore ee Saakay xaqiijisay geerida Wasiirkii arimaha dibadda iyo Qurba joogta ee dalkaasi Dr. Walid Mohi Edine Al Muallem oo aadย  caan ugu ahaa. Dr. Walid Al Muallem

Dr. Walid Al Muallem wuxuu ka mid ahaa ugu fir fircoonaa Xisbigii Al- Bacath ee mudada nus qarniga dalkaasi hoggaaminayay, waxuuna caan ku ahaa qabashada shirarka Jaraaโ€™id ee uu ku difaaci jiray aragtida siyaasadeed ee nidaamka, wuxuu aad hoos ugu dhigi jiray afkaar kasta oo taas ka soo hor jeeda.

Walid Al Muallem waxaa uu ku dhashay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya July 17,1941dii, wuxuuย  waxbarashadii illaa dugsiga sare kaga baxay magaalada Dimishiq.

1963dii wuxuu Shahaadada B.A Jaamacadda gaar ahaan cilmiga dhaqaalaha ka qaatay Qahira University ee dalka Masar,1964tii wuxuu ka mid noqday howlwadeennada arimaha dibadda ee Suuriya.

Dhamaadkii Lixdamaadkii iyo billowgii Todobaatanaadkii wuxuu ka soo mid noqday ergada diblomaasiyiinta Suuriya u fadhiday dalalka Tanzania, Saudi Arabia,Espain iyo Ingiriiska.

1975 wuxuu noqday safiirka Suuriya ee dalka Romania, kadib wuxuu ku soo noqday dalkiisa halkaasi oo xilal kala duwan ka qabtay Wasaaradda Arimaha dibadda.

1990kii wuxuu noqday safiirka Suuriya u fadhiya dalka Maraykanka xilkaasi oo uu hayay illaa 1999kii.

Sanadkii 2000 waxaa loo magacaabay kaaliyaha Wasiirka arimaha dibadda, wax yar kadibna wuxuu noqday wasiir ku xigeenka Arimaha dibadda, xilkaasi ku xigeenkana wuxuu hayay illa 2005tii.

Diblomaasi Sare Walid Al Muallem wuxuu noqday Wasiirka Arimaha dibadda iyo Qurba joogta ee Suuriya sanadkii 2006dii xilkaasi oo uu hayay illa uu ka geeriyoodo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Xoogga dalka oo deegaanno ka tirsan Sh/dhexe kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka kumandooska danab ayaaย  hawlgallo nabad sugid ah ย ka sameeyey deegaanada War ciise,ย  Maja badan,ย  Qor dhere, Bulo gannay, ka…

Wararka
February 12, 2021

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo u diyaar garoobay doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle

Muqdisho.(SONNA)...Wafdi ka socda Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u ambabaxay…

Gudaha
January 7, 2023

Wasaaradda caafimaadka XFS oo qalab caafimaad ku wareejisay Galmudug

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo heyโ€™adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor…

Wararka
March 11, 2021

Macalinka kooxda Elman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kaga qeyb galaya kulanka galabta ee MCC.

Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Mogdisho City Club iyo Elman Fc ayaa ku balansan garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah tartanka horyaalka…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023