Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azerbajan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azerbajan
CaalamkaGudahaWararka

Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azerbajan

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2020
2 Min Read
Share

MOSCOW-(SONNA)-Heshiiskani ay sida wadajirka ahi ay u gaareen labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa uu imaanaya, ka dabib markii wada hadallo muddo 10 saacadood socoday ay wada  yeesheen labadaasi dal iyo Russia oo waday dadaalada debloomaasi,waxayna ka dhaceen wada hadalada xabbad joojinta magalada Moscow ee caasimadda Russia sidaasina waxaa sheegay Sargey Levarov oo ah Wasiirka Arrimaha debadda ee dalka Russia.

Deblomaasi sare ee ka tirsan dowladda Russia ayaa isna waxaa uu sheegay in hayadda caalamiga ahi ee Laan Qeyrta Cas ay ka qayb qaadatay dhexdhexaadinta labada dhinac ee xabbad joojinta ku heshiiyay.

Mudadii labada todobaad ahayd ee colaadda ka socotay halka la isku fara saaray oo ah xadka u dhaxeeya labada dal ee Nagorono Karabakh ayaa waxaa ku geeriyooday dad tiradooda ay gaareeyso ilaa saddex boqol oo qof,dagaalkaasi ayaa sida dhabta ahi waxaa uuu bilowday 27kii bishii ina soo dhaaftay ee Sep,waxaana uu ahaa dagaal xoog badan oo qatartiisu ay badneeyd ,tan iyo 2016kii oo sido kale ka dhacay geyigaasi  dagaal kulul.

wada hadaladaasi debloomaasi ee lagu dhex dhexadinaya labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa kale oo dedaaladaasi dhexdhexaadinta  ka qayb qaatay Ururka Iskaashiga ee Midowga Yurub,labada Wasiir ee arrimo dibadeed oo iyaguna ka qayb galay kulanka dhex dhexaadinta ayaan la hadlin warfidiyeennada ka gadaal markii uu dhamaaday heshiiska.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir hordhac u ah Ajendayaasha Madaxda Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Baydhabo

Muqdisho.(SONNA):- Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in 14 bishan ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka…

GudahaWararka
March 11, 2023

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Amniga oo kulan Deg-Deg ah ka yeeshay Amniga Caasimadda+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Kusimaha Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Md. Axmed Xasan Iimaan ayaa maanta shir guddoomiyey…

Wararka
August 18, 2020

94 muwaadin Soomaali ah oo Turkiga laga soo celinayo

Istanbul(SONNA)-94 qof oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay ka soo ambabaxeen magaalada Istanbul ee dalka…

Wararka
June 11, 2020

Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogeyaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay Gobalka Hiiraan

Muqdisho (SONNA) Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka…

GudahaWararka
February 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023