Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika
    September 6, 2025
    Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
    September 6, 2025
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
    September 6, 2025
    Dr Xabeeb iyo wafdi dhakhaatiir ah oo gaaray degmada Cadaado
    September 6, 2025
    NISA oo hawlgal ku dishay in ka badan 12 khawaarij ah
    September 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
    MA DOONEYSAA ABAALMARIN GAAREEYSA ILAA $10 MILYAN OO DOLLAR?
    August 23, 2025
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus
CaalamkaWararka

WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 6, 2020
2 Min Read
Share

Geveva (SONNA)- Khuburada caafimaadka WHO ayaa sheegay in kiisaska cudurka Coronavirus ee laga diiwaan galiyey caalamka ay hadda sii dhaaftay 35-milyan oo ruux, taas oo la qiyaasayo inay gaarto ilaa 800 oo milyan, halka dadka u ka soo kabtay ay maayso 24.6 milyan, dhimashaduna ay gaartay 1.04 milyan, walina ay malaayiin ruux Isbitaalada la jiifaan, taasi waxay ka dhigantahay in 10% bulshada caalamka uu haleelay cudurku, sida uu xusay Mike Ryan oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ah ee hey’adda.

WHO waxay mar kasta ku doodaysaa  in tirada hadda la heyo ee cudurku uu haleelay ka badan tahay tan dhabta ah, waxaana kulan gaar ah oo saarakiisha WHO ku yeeshay xarunta hey’adda ee Geneva Switzerland kaga doodeen sida looga jawaabi karo safmarka COVID-19.

Toban bilood oo xaaladdan taagneyd ilaa iyo hadda ma jirto calaamad tilmaamaysa in u dhammaanayo cudurka. Wadamo dhowr ah waxaa hadda ay wajahayaan wajigii labaad ee cudurka ka dib markii xayiraadihii hore loo soo rogay la qafiifiyey, iyadoo hadda ay sii kordhayaan tirada kiisaska cudurka.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa hogaamiyeyaasha dunida ugu baaqay in laga wada shaqeeyo sidii loo xakameyn lahaa safmarka coronavirus.

“In kasta oo waddammada oo dhan uu saameeyey fayraskan, waa in aan xusuusnaano in tani ay tahay cudur faafa oo aan sinnayn. Toban dal ayaa u dhigma 70% dhammaan kiisaska la soo sheegey iyo dhimashada seddex waddan oo keliya ayaa u dhigma kala bar, ” ayuu yiri.

Hab nololeedka bulshada caalamka ayuu cudurkan wax wayn ka badalay, waxaana adkaaday amaba qayb ahaan joogsaday isku socodka bulshaa caalamka, garoomada diyaaradaha ugu mashquulka badnaa caalamka ayaa la xiray, Iskuulada, jaamacadaha iyo goobaha la isugu yimaado ayaa in badan oo ka mid ah wali ay cidlo yihiin.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka…

September 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliye Odowaa oo ka hadlay Ciidan ka cabanayay Mushaar la’aan

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta ka hadlay Ciidan Magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay mushahar…

Wararka
June 22, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Su’aalo toos ah uga jawaabaya dadweynaha

Muqdisho (SONNA) : Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si toos ah dadweynaha uga jawaabaya su'aalalaha ay ka…

GudahaWararka
May 1, 2023

Wasiir Xasan Macallin “Wada shaqeynteenu waxa ay ku xiran tahay inaan Khawaarijta iska xoreyno”

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Cadaalladda iyo arrimaha Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo hadal kooban ka jeediyay shirweynaha Bankiyadda Soomaaliyeed oo…

GudahaWararka
September 29, 2024

Madaxweynaha K/Galbeed oo xarigga ka jaray xarunta Nabad-sugidda ee Xudur

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta  xarigga ka jaray xarunta hay’adda  sirdoonka iyo nabad…

Wararka
June 12, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023