Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo booqday Xarunta Safaaradda JFS ee dalka Tanzania
    May 25, 2025
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed
    May 25, 2025
    Hantidhowrka Guud ee JFS oo Ka Qayb Galay Shirkii 21-aad Ee Golaha Maamulka AFROSAI-E Ee Seychelles
    May 25, 2025
    Dadweynaha oo loogu baaqay in ay ka fogaadaan xeebaha xilli Baddu kacsan tahay
    May 24, 2025
    Dowladda Federaalka oo dardargelineysa tayeynta adeegyada caafimaadka dalka
    May 24, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
Reading: Madaxwaynaha J.F.S oo booqasho ku tagay dalka Ereteriya+(SAWIRRO)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxwaynaha J.F.S oo booqasho ku tagay dalka Ereteriya+(SAWIRRO)
GudahaWararka

Madaxwaynaha J.F.S oo booqasho ku tagay dalka Ereteriya+(SAWIRRO)

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 4, 2020
1 Min Read
Share

Asmara-(SONNA)-Madaxweyne J.F.S md. Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Asmara ee dalka Eritrea madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayay ku soo dhaweeyay dhiggiisa dalkaasi Ereteriya Isaias Afwerki, salaan sharaf iyo soo dhawayn kadib waxaa loo gudbiyay wafdiga Soomaaliya xarunta madaxtooyada dalkaasi.

Madaxweyne Farmaajo oo booqashadiisa ay qaadan doonto muddo laba Cisho ah ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dalkaasi, waxayna ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal.

Booqashadaan Ereteriya ka hor wafdiga madaxwaynaha waxay caasimadda koonfurta  Suudaan ee Jubba uga soo qayb galeen, kulan loogu magac daray dhaqan-gelinta heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya dowladda Suudaan iyo qaar ka mid ah Kooxaha hubeysan ee mudada dheer dagaalka kula jiray xukuumadda Khartoum.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo booqday Xarunta Safaaradda JFS ee dalka Tanzania

Tanzania (SONNA)-: Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar…

May 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA TURKIGA

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka aan…

GudahaWararka
March 27, 2025

Ciidamada Qaranka oo ka qeyb galay dhoolatuskii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ah

Nairobi, (SONNA):- Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa ka qeyb galay Carbis Ciidan oo ka dhacay dalka Kenya,…

GudahaWararka
March 7, 2024

‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Sida ay xaqiijisay Haya'adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeed  ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 18, 2024

Madaxda Ukrain oo dalbaday in iiraan ay magdhow ka  bixiso diyaaraddii lagu soo riday dalkaasi

Madaxweynaha Dalka Ukrain oo Sheegay in Dawladda iiraan Laga Rabo Magdhow Ay ka Bixiso Diyaaraddii Ukrain ee ay soo Rideen…

Wararka
January 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023