Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Cumar Filish oo dhagax dhigay Dugsi Sare oo laga hirgalinayo Deegaanka Gubadleey
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Cumar Filish oo dhagax dhigay Dugsi Sare oo laga hirgalinayo Deegaanka Gubadleey
Wararka

Cumar Filish oo dhagax dhigay Dugsi Sare oo laga hirgalinayo Deegaanka Gubadleey

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 27, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan ย Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta deegaanka gudadleey ka dhagax dhigay dugsiga saree e gubadleey kaasi oo ay wax ku baran doonaan caruurta deegaan.

Munaasabad dhagax dhiga waxaa sido kale ka qeyb-galay ku xigeenada gobolka banaadir sida ku xigeenka maamulka iyo maaliyaqdda iyo ku xigeenka howlaha guud ee gobolka .

Maamulka deegaanka iyo qeybaha bulshada ayaa masuuliyiinta kusoo dhaweeyay waxaana ay ka hadleen baahida ay uqabaan bulshada xarun dugsi sare maadaama deegaanka haatan laga dareemo isbedel isla markaana ay ku adagtahay in magaalada muqdisho ayย  usoo aadaan.

Sidoo kale waxaa goob ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaanno ka tirsan barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caassimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo la hadlayay bulshada deegaanka ayaa ku bogaadiyay inay sii wadaan ololaha isxilqaanka leh oo ay ku dhisanayaan xarumaha danta guud ee bulshada loogu adeego.

Maamulka deegaanka Gubadleey ayaa hore ololaha isxilqaan ugu dhisay Saldhiga Booliska ,Dusgiga Hoose iyo dhexe, iyo sidoo kale xarunta maamulka oo ka kooban garoonka ciyaaha,xarun iskuul,qeybaha xafiisyada maamulka iyo sidoo kale qeybo kale xarunta Cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee deegaanka.

ugu dambeyntii dhismaha iskuulka gubadleey ee maanta la dhagax dhigay waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka Banadir iyo wasaaradda waxbarashada dowladd Soomaaliya

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey dib u eegista dastuurka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad…

GudahaWararka
February 16, 2024

MADAXWEYNAHAย HIRSHABEELLE OO DAAH-FURAY MASHRUUCA DHALLINYARADA IYO NABADDA

Jowhar(SONNA);- Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS Xildhibaan Maxamed…

GudahaWararka
February 16, 2025

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo soo Gabogabeysay Kulan aragti wadaag ah “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa maanta soo gabo-gabeysay kulan aragti wadaag ah oo lagu soo bandhigay hannaanka dhab-u-heshiisiinta…

Wararka
January 28, 2020

Gudidda Labada Aqal ee Diyaarinta Shuruucda doorashooyinka ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye kuxigeen

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda…

GudahaWararka
November 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023