Xubnaha guddiga ayaa kulankooda maanta waxa ay uga hadleen shuruucda taala golaha shacabka iyo sidii loo kala horumarin laha ama mudnaanta loo kala siin laha maalmaha la kala gelinayo shuruucda golaha hor yaala.
sidokale kulanka ayaa looga hadlay sidii shaqada baarlamanka loo kordhin laha isla markaana inta waqtiga baarlamanka ka harsan loo dardar gelin laha tayada waxbarashada dalka .