Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
    February 1, 2026
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
    Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha
    February 1, 2026
    DF waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabka muwaadiniinta
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Kuweyt oo Yemen ugu deeqday gargaar dhan 20-milyan oo doolar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda Kuweyt oo Yemen ugu deeqday gargaar dhan 20-milyan oo doolar
Wararka

Dowladda Kuweyt oo Yemen ugu deeqday gargaar dhan 20-milyan oo doolar

By Kulane
Last updated: September 18, 2020
2 Min Read
Share

Dowladda Kuweyt  ayaa  sheegtay in  ay ku deeqay lacag gaaray 20 milyan oo doolar oo loogu talagalay in wax looga qabto xaaladda bani’aadanimada ee ka jirta dalka  Yemen  .

Tallaabadaan ayaa timid laba maalmood ka dib markii Qaramada Midoobay ay xasuusisay waddamada Carabta, gaar ahaan kuwa  Khaliijka, inay waajib ku tahay inay fuliyaan ballanqaadyo dhaqaale oo ay hore u balan qaadeen , dhaqaale lagu  caawiyo dadka reer Yemen ee dagaalku saameeyay tan iyo 2014ki.

Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Kuweyt Sheekh Axmed  Nasser Al-Muhammad Al-Sabax  ayaa shalay si rasmi ah u sheegay in dowlada Kuwait  ay bixineyso lacagtii ay horay u  balanqaaday ,waxayna hadaladaan soo ifbaxeen inta lagu guda jiray shir caalami ah oo ku saabsan  dalka Yemen kaasoo lagu qabtay qaabka  fiidiyowga ah  eea kalfadhiga 75aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Tan iyo 2014-kii, Yemen waxaa ka socday dagaal u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Iiraan taageerto iyo xoogag gacansaar la leh dowlad uu caalamku aqoonsan yahay iyo  isbahaysiga boqortooyad Sacuudi Carabiya  hogaaminayso.

Tobanaan kun oo qof ayaa la dilay kuwa kalane waa  la dhaawacay walina waxaa jira 3.3 milyan oo barakacayaal ah, halka in ka badan seddex meelood meel dadka ku nool  Yemen qiyaastii 29 milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, oo ku tilmaamaantay dhibaatada bina’aadanimo ee  dalka Yemen inay tahay tan ugu xun adduunka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

shirka Isgaarsiinta Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay kenya

Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka…

Gudaha
April 28, 2023

Wasiirka Gaashaandhiga: Itoobiya si rasmi ah ayaa looga reebay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijisay in Dowladda Itoobiya laga reebay Dowladdaha ka qayb qaadanaya hawlgalka Cusub…

GudahaWararka
November 9, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo horay looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada golaha

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-Xildhibaan oo…

GudahaWararka
February 23, 2025

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya

Newy Delhi-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo…

GudahaWararka
April 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023