Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Dhallinyarada iyo Sportiga XFS oo dalka Urdun ugu qaybgalay shirka dhallinyarada Carbeed
    July 10, 2025
    Hay’adda Boqor Salman ee dalka Sacuudiga oo mashaariic ka hirgelineysa Jubbada hoose
    July 10, 2025
    Wasiirka caafimaadka oo guddoomiyey shirka guddiga isku xirka hay’addaha fuliya tallaalka
    July 9, 2025
    Wasiir Biixi oo ku guuleystay wasiirka maaliyadeed ee Afrika ugu wanaagsan 2025
    July 9, 2025
    Wasiirka amniga oo kulan la qaatay guddi loo xilsaaray habka waddo matista Muqdisho
    July 9, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Turkiga oo dib u celiyay Markabka sahanka ah Oruc Reis.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Turkiga oo dib u celiyay Markabka sahanka ah Oruc Reis.
Wararka

Turkiga oo dib u celiyay Markabka sahanka ah Oruc Reis.

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 14, 2020
1 Min Read
Share
Muqdisho:(SONNA)-Markabka sahanka ah Oruc Reis ee uu Turkigu leeyahay ayaa maalintii shalay aheyd ku laabtay biyaha u dhaw gobolka koonfureed ee Antalya, waana tallaabo dejin karta xiisadaha u dhexeeya Ankara iyo Athens ee ku saabsan kheyraadka dabiiciga ah ee badda.Dalalka Turkey iyo  Greece oo labaduba ka tirsan isbaheysiga NATO ayaa ku muransan qalfoof-badeedka iyo lahaanshiyaha xuquuqda Tamarta ee laga heli karo bariga badda Mediterenian.Xiisadaha labada dhinac ayaa cirka isku shareertay bishii hore kadib markii ay Ankara u dirtay Markabka Oruc Reis inuu baaritaan ku sameeyo rajada laga qabo saliidda iyo gaaska biyaha ay kala sheegtaan dalalka Greece, Qubrus iyo Turkiga.

Greece ayaa soo dhaweeeyay tallaabada uu Turkigu dib ugu celiyay Markabka Oruc Reis ee baarista ka waday biyaha labada dal ay ku muransan yihiin, Greece wuxuu sheegay in uu mar walba ilaalinayo daris wanaagga jaarkiisa ah, hase yeeshee Wasaarada difaaca Turkiga ayaa ku gooddisay in aysan Ankara abqali doonin daan-daansiga Greece soo dhex-maraya.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Dhallinyarada iyo Sportiga XFS oo dalka Urdun ugu qaybgalay shirka dhallinyarada Carbeed

Cammaan-Urdun-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa…

July 10, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka Amniga iyo Saameynta Isbadelka Cimilada oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SONNA):--Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Shirka Amniga iyo Saameynta…

GudahaWararka
September 9, 2024

Xasaasi, Siciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo abaal-marinno ka helay tartankii dhowaan la soo xiray ee General Daa’uud… + SAWIRRO

Muqdisho(SONNA)- Koobka General Daa’uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Ciidanka Xoogga iyo shacabka Hiiraan oo weeraray koox khawaarij ah

Ciidanka Qaranka ee ka howlgala gobolka Hiiraan iyo dadweyne kale ayaa weerar ku qaaday koox Danbiilayaal ah oo ka tirsan…

Gudaha
May 5, 2023

Wasiirka difaaca XFS iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tagay guddiga difaaca Qaranka ee Aqalka sare BFS

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saaran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda…

GudahaWararka
August 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023