Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Golaha naafada Qaranka oo wada-tashi looga hadlayey Qabyo-Qoraalka sharciga naafada ku soo gabogabeeyey magaalada Samo-reeb “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Golaha naafada Qaranka oo wada-tashi looga hadlayey Qabyo-Qoraalka sharciga naafada ku soo gabogabeeyey magaalada Samo-reeb “SAWIRRO”
Wararka

Golaha naafada Qaranka oo wada-tashi looga hadlayey Qabyo-Qoraalka sharciga naafada ku soo gabogabeeyey magaalada Samo-reeb “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 10, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo muddo seddex maalmood ah ka socanayey magaalada Samoreeb ee xarunta Galmudug ayaa ku saabsanaa wada-tashiga qabyo qoraalka Sharciga Naafada Soomaaliyeed, waxaana maanta looga hadlay Wada-tashiga iyo Wacyigalinta Xuquuqda Naafada.

Kulanka oo maanta lasoo gabogabeyey ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo ay ka soo qayb galeen Dadka baahiyaha Gaarka ah qaba, Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka magaalada Samoreeb iyo xubno ka socday Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee magaalada Samoreeb Cabdi Jiirow Dhudi oo ugu horayn ka hadlay madasha ayaa xusay in wax laga qabto tabashooyinkooda, ayna soo dhowaynayaan sharcigan qabya-qoraalka ah siddii loo dhameystiri lahaa.

Sayid Cali Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay ina dadka Naafada ah ay Xuquuq ku leeyihiin Qaranka, ayna magaalada Samoreeb ku arkeen inaysan Dadkani lahayn xarun ugaar ah.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Caasimada Galmudug Cabdi Xaashi Caroole ayaa xusay in maamulka magaalada Samoreeb uu caawin doono dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba.

Ugu dambeyn waxaa kulanka ka hadashay Xildhibaan Canab Maxamed Cosoble oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, waxa ayna xustay in Dadkaan Xaruntii ay lahaayeen si dhaqso ah loo dhiso.

Dadka baahiyaha Gaarka ah qaba ee Deegaanada Galmudug ayaa waxa ay samaysteen Guddiyo ay ku midaysan yihiin, kuwaasi oo u dooda, kana shaqeeya siddii ay ku heli lahaayeen xaquuqdooda aas aasiga ah.

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha SODMA oo xafiiskiiska ku qaabilay Hoggaamiyaha Khaatumo

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Maamulka KMG…

GudahaWararka
June 27, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 27-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku…

GudahaWararka
February 27, 2026

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Madaxweynaha warbixin ka siiyay waxqabadka wasaaradda

Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan…

GudahaWararka
August 25, 2024

Dugsi 70 sano Qur’aan-ka Kariimka lagu baran jiray oo khawaarijta xirtay (Warbixin)

Muqdihso-(SONNA):- Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15…

GudahaWararka
December 27, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023