Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhiga XFS oo la kulmay wasiirka warshadaha difaaca dalka Azerbaijan
    July 25, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 25, 2025
    Taliyaha Ciidanka Badda oo ka qayb galay Bandhigga Carwada hubka ee lagu qabtay Istanbul
    July 25, 2025
    Ciidanka Xoogga oo fashiliyey weerar khawaarijtu ku soo qaaday deegaanada Sabiid iyo Caanoole
    July 25, 2025
    Wasaaradda Amniga XFS oo cambaaraysay daadinta Dhiigga Dadka Soomaaliyeed ee uu sii wado Eedaysane Axmed Madoobe
    July 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro
Wararka

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 7, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir.

Ajandayaasha shirkaasi lagu gorfeeyey waxaa kamid ah in si buxda looga wada shaqeeyo arrimaha hortabinta u leh wasaaradda Batroolka iyoMacdanta,ayna kamid yihiindhameystirka sharciga Macdanta iyo xeer nidaamiyeyaasha dareeraha hoose iyo kan hayโ€™adda Batroolka oo muhiimada weyn u leh dalka.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS mudane Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa (SONNA) uga waramay muhiimadda shirciyadaasi ay dalka u leeyihiin.

โ€œWaxaan shir wada jir ah oo muhiim ah laย  yeelanay qaar ka mid ah Wasiirada,Agaasimayaasha wasaaradaha Batroolka iyo Macdanta dowladaha xubnaha ka ah DFS, Gobolka Banaadir, Maareeyaha iyo maareeye xigeen ka Hayโ€™addaย  Batroolka Soomaaliyeed,

Shirka oo intiisa badan aan diirada ku saarnay is xog waraysi wixii u qabsoomay, waxa aan qabsoomin, caqabadaha iyo qorsha yaasha kala duwan ee u degsan dhinyada kulmay ayaa gaba gabadii hoosta laga wada xariiqay in si buuxda loo wada shaqeeyo iyo dhamaystirka hawlaha horutabinta u leh Wasaaraddaโ€. Ayuu yiri wasiir Hilaal.

Sharciyadan oo ay waddo wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa kamid ah shuruuc badan oo muhiim u ah dalka,kuwaasi oo horyaala hayโ€™adda fulinta iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhiga XFS oo la kulmay wasiirka warshadaha difaaca dalka Azerbaijan

Istanbul(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan…

July 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Degaanka Maaxaay oo loo asteeyay in laga dhiso Garoon Diyaaradeed oo casri ah+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirro iyo xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo rugta ganacsatada…

Wararka
February 1, 2020

Soomaaliya iyo Serbiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallim Fiqi oo khadka Telefoonka kula hadlay…

GudahaWararka
March 19, 2025

Shirka Dalxiiska Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhawed Muqdisho ka furmaya shirweynaha Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, shirkadaha dalxiiska…

GudahaWararka
September 14, 2024

Muslimiinta dunida oo maanta u dabbaaldegay munaasabadda Ciidul Adxa

Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada…

Gudaha
July 20, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023