USA-(SONNA)-In ka badan 50 Arday oo Soomaali ah, isla markaana baratay Culuumta Axaaddista ayaa ka qalin-jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota ee Dalka Maraykanka.
Gudoomiyaha Jamciyadda islaamiga oo ay ku bahoobeen in badan oo ka mid Masaajiddada Maraykanka oo loo yaqaan IANA, Sheekh Xasan Dhooye ayaaย sheegay in Dunida casriga ah iyo caqliga oo la kaashado ay tahay fursad aysan Dad badan ogayn.
Wuxuu sheegay in Kulliyadda Cilmiga Axaadiista ay ka mid tahay Kulliyadaha lagu soo kordhiyay Jaamacadda Islamiga ee Gobolka Minnesota , isagoo xusay in ay dhib ku qabaan Dadka aan Carabiga aqoon.
Marwo; Batuulo Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ahayd Ardaydii ka qalin Jebisay Jaamaacadda Islamiga ee Minnesota ย ayaa Gabdhaha Soomaaliyeed ka codsatay in ayย wax bartaan.
Madaxweynaha Jaamacadda, Sheekh Waliidย iyo Madaxa Caluumta Axaadiista Dr; Daariq Cawadu Allaah Maxamed ayaa ka sheekeeyay howlaha Jaamacadda, iyagoo ku boorriyay bulshada Islaamka in ay ka faaโiideystaan baahiyaha loo qabo wax barashada Diiniga ah iyo waxyaabaha ku xeeran.
Waa dufcaddii ugu horreysay oo dhammaysata Cilmiga Culuumta Axaadiista ee Jaamacadda Islaamiga Minnesota tan iyo xilligii la furay Jaamacaddan 2007-dii, waxanay Martidii iyo Waaliddiintii kasoo qeyb galay munaasabadda Qalin jebinta bogaadiyeen Macallimiintii dedaalka badan ku bixisay Ardayda dhammaysatay waxbarashada.
ย
Contents
USA-(SONNA)-In ka badan 50 Arday oo Soomaali ah, isla markaana baratay Culuumta Axaaddista ayaa ka qalin-jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota ee Dalka Maraykanka.Gudoomiyaha Jamciyadda islaamiga oo ay ku bahoobeen in badan oo ka mid Masaajiddada Maraykanka oo loo yaqaan IANA, Sheekh Xasan Dhooye ayaaย sheegay in Dunida casriga ah iyo caqliga oo la kaashado ay tahay fursad aysan Dad badan ogayn.Wuxuu sheegay in Kulliyadda Cilmiga Axaadiista ay ka mid tahay Kulliyadaha lagu soo kordhiyay Jaamacadda Islamiga ee Gobolka Minnesota , isagoo xusay in ay dhib ku qabaan Dadka aan Carabiga aqoon.Marwo; Batuulo Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ahayd Ardaydii ka qalin Jebisay Jaamaacadda Islamiga ee Minnesota ย ayaa Gabdhaha Soomaaliyeed ka codsatay in ayย wax bartaan.Madaxweynaha Jaamacadda, Sheekh Waliidย iyo Madaxa Caluumta Axaadiista Dr; Daariq Cawadu Allaah Maxamed ayaa ka sheekeeyay howlaha Jaamacadda, iyagoo ku boorriyay bulshada Islaamka in ay ka faaโiideystaan baahiyaha loo qabo wax barashada Diiniga ah iyo waxyaabaha ku xeeran.Waa dufcaddii ugu horreysay oo dhammaysata Cilmiga Culuumta Axaadiista ee Jaamacadda Islaamiga Minnesota tan iyo xilligii la furay Jaamacaddan 2007-dii, waxanay Martidii iyo Waaliddiintii kasoo qeyb galay munaasabadda Qalin jebinta bogaadiyeen Macallimiintii dedaalka badan ku bixisay Ardayda dhammaysatay waxbarashada.