Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug
    July 24, 2025
    Wasiirka Caddaaladda XFS iyo Majmaca Culimada oo ka wada hadlay la dagaallanka afkaaraha xagjirka ah ee khawaarijta
    July 24, 2025
    Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo furay b๐š๐ง๐๐ก๐ขgga w๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š m๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐da s๐š๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐ค๐š
    July 24, 2025
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”
Wararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 25, 2020
2 Min Read
Share
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha Dadaalada Loogu adeegayo Shacabka Koonfur Galbeed ayaa Kormeerka u kuura-gelida Habsame u socodka Shaqooyinka Wasaaraddaha Waxa uu ku tagay Wasaaradda Maaliyada si uu Wax uga ogaado Isbedelka Hanaanka Maaliyadeed ka dib markii Dalka Sameyn ku yeeshay Cudurkaย  Covid-19 .
Wasiirka Maaliyada Axmed Maxamed Xuseen Agaasimaha Guud Wasaarada Ali Abdi iyo Qaar kamid ah Howlwadeenada Wasaarada ayaa Xarunta Wasaarada kusoo dhoweyey Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen, soo dhoweynta ka dib Madaxweynaha ayaa kulan Saacado qaatay la yeeshay howlwadeenada Wasaaradda Waxaana uu ka dhegeystay hanaanka maliyadeed iyo Isbedelka ku dhacay ka dib markii Dhaqaalaha Dalka Sameyn ku yeeshay Covid 19 Waxaana sidoo kale ay Tilmaameen in Wasaaradda ay wado siddii Dhaqaalaha loo kordhin lahaa.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda oo ugu horeeyo Wasiirka uguย  Mahad celiyey Dadaalada Hormarineed ee ay ka sameeyeen Hanaanka Maaliyada, Waxaana uu ku Bogaadiyey inay Sii kordhiyaan Shaqada loogu adeegayo Shacabka .
Axmed Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulan ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegey in kulankaan 6dii biloodba mar Madaxweynaha ay la qaatan si ay Warbixin ugu siiyaan waxqabadka Wasaaradda.
Dhanka kale Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Sii hayaha Wasiirka wasaarada Gargaar oo Maanta Baydhabo gaaray Waxaana uu ka dhagaystay Socdaalkiisa Baydhabo Wasiir Xamza ayaa Madaxweynaha uga Warbixiyey in socdaalkiisa uu ahaa keenida Qalabka kadigista halis wadareedka kaasi oo maanta ay ku wereejiyey Wasaaradda Gargaarka KG.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug

Muqdisho-(SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa xiligaan ka socda deegaanka Ceelgorof ee gobolka…

July 24, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho Diyaarad ku keentay Ardayda Dugsiyada sare ee Baraawe

Muqdisho-(SONNA)-Qaar ka mid ah Ardayda Fasalka Afaraad Dugsiyada sare ee Magaalada Baraawe ayaa Maanta soo gaaray Muqdisho, markii ay Dowladda…

WararkaWargayska
July 19, 2020

Dad badan oo u dhintay cudurka Covid 19 ee ka jira Waqooyi Bari Kenya

Saraakiisha caafimaadka ee Waqooyi Bari Kenya ย ย ayaa sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 ay u…

Gudaha
August 27, 2021

Wasiirka amniga oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan wadajirka Boliiska

Muqdisho (SONNA):ย Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shir…

GudahaWararka
December 10, 2024

Madaxweyne Xasan โ€œWajiga labaad ee dagaalka ciribtirka Khawaarijtu dhawaan ayuu bilaaban doonaa”

Kismaayo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda…

GudahaWararka
March 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023