Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal
    February 1, 2026
    Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal nadiifin ah ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe
    February 1, 2026
    Qaabilaadihii dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka
    February 1, 2026
    Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni
    February 1, 2026
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta xukuntay eedeysanayaal xilal ka hayay qaar ka mid ah Wasaaradaha XFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta xukuntay eedeysanayaal xilal ka hayay qaar ka mid ah Wasaaradaha XFS
WararkaWargayska

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta xukuntay eedeysanayaal xilal ka hayay qaar ka mid ah Wasaaradaha XFS

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 24, 2020
6 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Gobolka Banaadir qeybteeda ciqaabta ayaa Maanta xukun ku ridday eedeysanayaal qaarkood xilal ka hayay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Eedeysanayaasha oo qaarkood lagu waayay dembiyadii loo haystay ayay Maxkamaddu u celisay xorriyaddooda.

                                                 Hoos ka aqriso Xukunka Maxkamadda:-

 

MAXKAMADDA GOBOLKA BENAADIR QEYBTA CIQAABTA

(WAAXDA TASHIGA)

Maanta oo ay tahay Taariikhdu 24/08/2020 waxay Maxkamadda ku dhawaaqaysaa Xukunka Kiis Dacwadeedka ciqaabta ah ee Numberkiisa yahay MGB/DDL/148/2020 oo eedaysanayaal ka yihiin 9 qof ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka JFS, kuwaasi oo dacwadooda lasoo dhagaysanaysay 14 fadhi-dacwadeed,

XUKUNKA MAXKAMADDA

  1. EEDAYSANAHA 1AAD: C/llaahi Xaashi Cali Ina Khadiijo Xaaji Maxamed Xersi 61 jir ah Ku Dhashay Hiiraan Dagan Degmada Xamar-Weyne, ahna Agaasimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKAMADDU waxa ay ku heshay Qodobada 241 (XATOOYO XOOLO DADWEYNE) iyo 363 XCS, waxa ayna Ku xukuntay 9 sano oo xadhig ah Iyo Ganaax Lacageed oo ah, SH.SO 59,173,000 (KONTON iyo SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) una dhiganta $2,366 dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada.101/102 XCS.
  2. EEDAYSANAHA 2AAD: Maxamuud Buule Maxamuud Ina Binti Shiikh Nuur Maxamed 52 jir ah ku dhashay Xamar, Degan wadajir ahna Agaaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241,363 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKAMADDU waxa ay ku heshay, Qodobada 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE) iyo Qodobada 363,366, 375, waxayna ku xukuntay 18 sano oo xadhig ah iyo Ganaax Lacageed oo ah 59,173, 000 SH.SO (KONTON IYO SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) Una dhiganta $2,366 dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada101/102 XCS.
  1. EEDAYSANAHA 3AAD: Mahdi Abshir Maxamed Ina Xaawo Maxamed Nuur 30 jir ah ku dhashay Xamar Degan Waaberi ahna Madaxa xisaabaadka ee Mashruuca Wacyigalinta Caafimaadka (Health Promotion C4D) ee Wasaaradda aafimaadka DFS, Kuna eedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku heshay Qodobada  241 (XATOOYO XOOLO DADWEYNE), iyo QODOBADA 363, 375 waxayna ku xukuntay 12 sano oo xadhig ah iyo Ganaax Lacageed oo ah 59,173, 000 SH.SO (KONTON IYO SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) Una dhiganta $2,366 dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada 101/102 XCS.

  1. EEDAYSANAHA 4AAD: Bashiir Cabdi Nuur Ina Xaliimo Qaasim Cabdi 34 jir ah ku dhashay Xamar, Degan Hodan ahna Xisaabiyaha Mashruuca Malaria and HIV/AIDS ee Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna eedaysan Qodobada 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKMADDU waxa ay ku heshay Qodobka 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE), waxayna ku xukuntay 3 sano oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah 29,575.000 (LAABATAN IYO SAGAAL MALYAN, SHAN BOQOL TODDOBAATAN IYO SHAN KUN Shil.Som) Una dhiganta $1,183 Dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne Muddo 5 sano ah sida ku xusan Qodobka102-Faq 1aad XCS.
  1. EEDAYSANAHA 5AAD: Naciima C.qaadir Maxamed Ina Xaliimo Cabdi Shiikh 34 jir ah ku dhalatay, Degan Xamar ahna Maamulaha Mashruuca Taranka iyo Hooyada (reproductive Health) ee Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadeeda,
  2. EEDAYSANAHA 6AAD: Axmed Aaadan Maxamed Ina Faadumo Maxamed 34 jir ah ku dhashay Gedo Degan Hodan ahna Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud (Public Health Department) ee Wasaaradda aafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadeeda,
  3. EEDEYSANAHA 7 AAD: C/qaadir Weheliye Afrax Ina Jimco Gaafow Kulmiye ahna Agaasimaah Waaxda Saadka iyo Adeega Caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka DFS, Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS, MAXKAMADDA waxaa u caddaatay in uu yahay agaasimaha waxaada daawaynta, qalabka iyo xarumaha caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka, waxayna ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadiisa.
  4. EEDEYSANAHA 8AAD : Faarax Yuusuf Maxamed Ina Luul Geelle Maxamuud 34 jir ah ku dhashay Baladweyne Deggan Xamar ahna Maamulihii Mashruuca wacyi galinta caafimaadka (Health Promation C4D) ee Wasaaradda aafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDA waxa u caddaatay in uu yahay madaxa Qaybta wacyigelinta Talaalka wasaaradda Caafimaadka DFS, waxayna ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadiisa.

  1. EEDEYSANAHA 9AAD: Sumaya Axmed Cismaan Ina Duniyo Cabdulle Cali 27 jir ah ku dhalatay Xamar Degan H/wadaag ahna Xisaabiyaha Mashruuca TBda ee Wasaaradda Caafimaadka DFS, DFS Kuna eedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyaddeeda.

FG: MAXKMADDU WAXAY KALA NOQOTAY XUKUN SANAYAASHA

DAMAANADII AY KU JOOGEEN.

DHAMMAAAN DHINACYADA WAXAA U FURAN RACFAAN KU SIMAN MUDDO 30 MAALMOOD AH:

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal

Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xasaasi, Siciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo abaal-marinno ka helay tartankii dhowaan la soo xiray ee General Daa’uud… + SAWIRRO

Muqdisho(SONNA)- Koobka General Daa’uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa…

GudahaWararka
September 4, 2023

Wasiirka difaaca Jabuuti oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka difaaca ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Xasan Cumar Maxamed ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda…

GudahaWararka
January 30, 2023

Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xasan” Waxaa diyaar ah 17-urur siyaasadeed oo ka qeyb qaadanaya doorashada dadweyne ee soo socota,”

Muqdisho.(SONNA):- Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan oo shahaadada rasmiga ah ee Ururnimo gudoonsiiyey 12 Urur…

GudahaWararka
April 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023