Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca
    February 2, 2026
    Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb
    February 2, 2026
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
    February 1, 2026
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Mashruuc loogu magac daray dib u kabashada waxbarashada gobolka Banaadir oo Muqdisho laga daah-furay+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Mashruuc loogu magac daray dib u kabashada waxbarashada gobolka Banaadir oo Muqdisho laga daah-furay+sawirro
GudahaWararka

Mashruuc loogu magac daray dib u kabashada waxbarashada gobolka Banaadir oo Muqdisho laga daah-furay+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 17, 2020
2 Min Read
Share

Mashruucaan oo lagu magac daray dhisidda iyo dib ukabashada waxbarashada Gobolka Banaadir oo hoggaan ay u tahay wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka oo ay maalgelinayo Hayโ€™addaย  Himilo Foundation oo ka shaqeysa horumarinta waxbarshada ayaa maanta magaalada muqdishi ka daah-furay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya Axmed Xasan Yususf,kadib munaasbada lagu qabtay muqdisho ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin iyo maamulada iskuulada mashruucan ka faaideysanaya.

Mashruucan waxaa Maalgelinaya Hay’adda KFW iyo UNICEF,hirgelinta waxaa iska leh Himilo Foundation,iyadoo ay hoggaaminayso wasaaradda waxbarashada.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Himilo Foundation Axmed Xuseen Ducaale oo furitaanka ka hadlayay ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan 13 iskuul oo ka mid ah dugsiyada ay dowladda Soomaaliya la wareegtay gacan ku heyntooda,wuxuuna muujiyay muhiimadda uu mashruucan uu u leeyahay waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir

Maamulaha iskuulka Deyniile Daahir Xasan Tooxoow iyo Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi maamulaha iskuula 20 december ayaa balan qaaday inay sidii loogu talagalay ugu adeegi doonaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata iskuulada ay gacanta ku hayaan.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Yuusuf ayaa sheegay in wasaaraddu ay wado tayaynta waxbarshada dalka iyagoo guud ahaan iskuulada muqdisho ku yaaal lagu sameyay tiro koob si wax looga ogaado heerka ay gaarsiisanyihiin.

Hayโ€™adda Himilo Foundation waxaa la aas aasay 2002,waxaana gacanta ku heysaa 13 iskuul oo ku yaalo caasimadda kana mid ah goobaha waxbarashada oo ay dowladda Soomaaliya dib ula wareegtay,sidoo kale waxaa haatan ay waxbarasho siisaa in kabadan sagaal kun oo ah arday Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Guddiga Difaaca,kaas…

February 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay: Coronavirus waa qatartii ugu cusleyd ee Dunida soo martay tan iyo Dagaalkii labaad ee Adduunka”

New York-(SONNA)-Xog-hayaha Guud Ee Qaramadda Middoobay, Antรณnio Guterres, ayaa sheegay in Cudurka Coronavirus uu yahay qatartii ugu weyneyd ee Dunida…

CaalamkaWararka
April 1, 2020

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโ€™adaha Sare Ciidamada Heeganka Afrikada Bariย 

Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโ€™adaha Sare ee Ciidamada…

GudahaWararka
December 13, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: Kuma talo jirno inaan la dagaallanno Itoobiya haddaan nalagu khasbin

Qaahira-(SONNA)-Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay la dagaallanto Itoobiya, balse haddii ay wax…

GudahaWararka
January 23, 2024

Guddoomiyaha golaha Shacbiga oo ku booqday Isbitaalka Ordagan gabar bukaan ah

Muqdishu-(SONNA)-Guddoomiyaha golaha shacabiga BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa xalay Ispitaalka Ordogan ee Muqdisho ku booqday Ayaan Nuur Cali…

GudahaWararka
October 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023