Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Bulshada Shabeellada dhexe oo cabsi ka qaba fatahaad hor leh oo go’doomin karta Gobolkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Bulshada Shabeellada dhexe oo cabsi ka qaba fatahaad hor leh oo go’doomin karta Gobolkaasi
Wararka

Bulshada Shabeellada dhexe oo cabsi ka qaba fatahaad hor leh oo go’doomin karta Gobolkaasi

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 4, 2020
2 Min Read
Share

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay soo korortay cabsi laga qabo in fatahaadda wabiga Shabeelle uu Go’doomiyo isku socodka wadada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

Arrintaa ayaa loo sababaneynayaan kaddib markii biyaha wabiga Shabeelle ay si xowli ah usocdaan iyo sidoo kale roobka maalmahaan ka da’ayay Gobolka.

Weriyaheyna inooga soo waramaya magaalada Jowhar Cabdiraxmaan Xuseen Cumar Wadani ayaa sheegay in bulshada ay hadal hayaan sida xaalku noqonayo mar hadii fatahaaddu ay soo gaarsto wadada hal bowlaha u ah isku socoda Jowhar iyo Muqdisho oo hore dhibaatooyin kale ee argagixisada -Al-Shabaab ay wajahayeen.

“Guud ahaan dadka ku nool gobolka gaar ahaan magaaladda Jowhar ayaa kuu sheegaya waxa ka dhallan kara fatahaadda wabiga Shabeelle uu ka qeystay deegaannobadan oo dadkii deganaa ay ka barakaceen kuwaasi oo haatan go’doon ku ah goobo aan munaasab ku aheyn ,haase ahaatee cabsi waxaa sii kordhinaya wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho ayuu ku daray Weriye Cabdiraxmaan wadani.

Fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa hore ugooyay isku socodka maalooyinka Mahadaay iyo Jowhar oo hada dadka deegaanadaasi ay ku adagtahay inay isaga kala gooshaan.

Dhinaca kale maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ,kan Degmada Jowhar,madaxda Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxa ay ka digayeen fatahaad uu wabiga Shabeelle ka geysto wadada isku xirta Jowhar iyo muqdisho maadaama uu hada uu kawado deegaanno ka akdhaw Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

IGAD oo soo dhaweysay heshiiska ay wada gaareen Madaxda DFS iyo Madasha Samatabixinta

Xoghayaha Fulinta Urur Goboleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu ayaa soo dhoweeyay heshiiska hannaanka doorashooyinka ee ay wada gaareen Madaxda Dowladda…

Gudaha
August 28, 2025

Wasiirka isgaarsiinta Soomaaliya oo Shiinaha uga qaybgalay madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee Dhijitaalka

Beijing (SONNA): Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xildhibaan Maxamed Aaden Macalin (Soomaali) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Beijin ee wadanka…

GudahaWararka
July 30, 2024

Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu dhicin shirkad laaluush laga qaatay

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo kulan kula yeeshey magaalada Barakaysane ee Makah Almukaramah ee Sucuudi…

GudahaWararka
June 5, 2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan Doceed la yeeshay Dhigiisa Dowladda Kuwait

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Salaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed muhiim…

GudahaWararka
June 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023