โWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hayโadaha Dowladda iyo Shaqaalaha Hayโadaha gaarka ah loo leeyahay in ay tahay fasaxa Ciidda Carafa oo ku aaddan maalinta Jimcaha 31 July . Maalmaha fasaxa waa Sabtida iyo Axadda. ayaa lagu daray qoraalkaan ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee dowladda Soomaaliya.
sidoo kale masuuliyiinka wasaaradda ayaa ugu hambalyeeyay farxada munaasabada ciida ee fooda nagu soo heyso waxaana alle uga bariday in farxad ay ku ciidaan
ย