Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda shaqada DFS oo soo bandhigtay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda shaqada DFS oo soo bandhigtay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan
WararkaWargayska

Wasaaradda shaqada DFS oo soo bandhigtay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 12, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo maanta guddoomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa soo bandhigay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan.

โ€œWasaaradda waxaa ka goโ€™aam xoojinta nidaamka maamul ee gudaha oo ku dhisan shaqo wadaag, hadda waxaan diiradda saaraynaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha gacanta si dhallinyaradeenna ay u noqdaan kuwa xirfado leh, isla markaana waxaan ka gudbi doonaa shaqo laโ€™aanta heysata dhallinyarada.โ€ ayuu yiri Wasiir Sadiiq.

โ€œWaxaan soo siyaadinay waaxda badqabka iyo caafimaadka oo oggaanaysa jawiga goobaha shaqada ee dalka, Waaxda kale ee shaqo abuurka oo waqtigan ku howlan sidii sahan loogu sameyn lahaa suuqa shaqada ee dalka oo halkaa fursado shaqo loogu heli karo dhallinyarada , halka Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqaalaha ay soo bandhigtay isbeddelo horseedi kara hannaan sharciyadeed oo kalsooni leh iyo xiriir xooggan oo dhexmara Wasaaradda iyo xiriiradda Shaqaalaha.โ€ ayuu ku daray.

Wasiirka wuxuu caddeeyay muddo sannad iyo bar ah oo uu xafiiska joogay in lagu guuleystay kumannaan dhallinyaro ah oo fursado shaqo ka helay barnaamijka shaqo abuurka dhallinyarada, kaas oo uu sheegay dhowaan in la ballaarin doono iyo taariikh ahaan in markii u horreysay dowladda ay ku guuleysatay taageerro dhaqaale in la gaarsiiyo muwaadiniinta kuwooda ugu nugul oo hooyooyinka iyo carruurta yaryar ay ugu horreeyaan,iyagoo taageerrada ka helaya barnaamijka Baxnaano ee qaybta ka ah siyaasadda ilaalinta bulshada.

Hannaan bad-qab oo loogu hortagayo fayruska COVID-19 ayuu sidoo kale sheegay in laga hirgalinayo Wasaaradda xilli toddobaadan ay dib ugu laabteen shaqada guud ahaan Shaqaalaha.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka mid ah hayโ€™adaha ugu muhiimsan ee dalka oo dowladda masโ€™uul uga ah shaqada iyo taageerada bulshada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca Soomaaliya" Productive, Resilient,…

GudahaWararka
November 25, 2025

Wasiirka Kalluumeysiga oo Shiinaha kala hadlay cusbooneysiinta Is-afgaradka Kalluumeysiga ee kala dhexeeya dalkaas.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo shalay xafiiskiisa ku qaabilay…

GudahaWararka
August 7, 2023

Golaha wasiirada XFS oo caawa yeeshay Kulan Deg deg ah

Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Raโ€™iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg…

GudahaWararka
August 6, 2024

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha Farmaajo

MUQDISHO-(SONNA)-Masโ€™uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo masโ€™uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan…

GudahaWararka
November 17, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023