Muqdisho:(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo.
Ra’iisul Wasaare Khayreayaa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ku guugaabiyay in ay ilaashaadaan taariikhdoodii gobanimo doonka oo astaan u ah geesinimada, go’aan adaygga iyo kartida Umadda Soomaaliyeed.