Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
    February 3, 2026
    Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo yeeshay wadahadallo muhiim ah
    February 3, 2026
    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka
    February 3, 2026
    Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis is afgarad Caafimaad
    February 3, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka
    February 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaar ka mid ah Beeraleyda Degmada Xuddur oo billaabay waji cusub oo lagu tayeynayo dalagga+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ganacsiga > Qaar ka mid ah Beeraleyda Degmada Xuddur oo billaabay waji cusub oo lagu tayeynayo dalagga+Sawirro
GanacsigaWararka

Qaar ka mid ah Beeraleyda Degmada Xuddur oo billaabay waji cusub oo lagu tayeynayo dalagga+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 29, 2020
2 Min Read
Share

Xuddur-(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa ku howlan in ay beddelaan noocyada dalagyadii ay horay u dhigan jireen ka dib markii ay caqabado kala kulmeen dhanka cimillada iyo cayayaanno kala duwan.

Aadan Axmed Maxamuud, oo ka mid yahay Beeralayda Degmada Xuddur ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in uu isbedel ku sameeyey dalagyadii uu Beeran jiray oo dhibaatooyin badan kala kulmay.

Aadan ayaa sheegay in ay markii hore Beeran jireen dalagyo ay ka mid yihiin Maseggada, Galleyda iyo Digirta, haattanna uu iska daayay markii uu hoos u dhac ku yimid wax soo saarkoodi, taas oo uu ku sababeeyay abaaro soo noq-noqday, cudurro aan dawo loo hayn, Ayax iyo cayayaanno kale.

Waxaa uu sheegay Aaden in dedaalkooda ku aaddan tacbashada dalagyadii hore ee lagu qasaaray haatan loogu faa’iideysan karo dhigashada Qaraha iyo dhir miroodka kale, kuwaas oo markii hore ugu iman jiray Gobolka Hiiraan.

Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa iminka wada qorshe isku tashi ah oo ay ku tacbanayaan dalagyada kala duwan oo ay ugu horreeyaan Qudaarta iyo Geed miroodka kale.

Beeraleyda Gobolka Bakool oo %90 ku tiirsanaa Xoolo dhaqashada iyo Beerashada Maseggada, ayaa sheegay in ay ka go’an tahay inay si walba ugu faa’iideystaan Dhulka, waxanay wasaaradda Beeraha ee Koofur galbeed iyo federaalkuba ka codsadeen in ay ka caawiyaan tacbashada dalagyada kala duwan si ay ugu kaaftoomaan gacan hoorsi shisheeye.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku…

February 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha…

GudahaWararka
October 22, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha…

Wararka
February 2, 2020

Heshiiskii xabbad-joojinta Israel iyo Hamas oo dhaqangalay

Heshiis xabbad-joojin ah oo ay ku heshiiyeen Israa'iil iyo Xamaas ayaa dhaqan galay kaddib markii uu kuy yimid dib u…

Caalamka
January 19, 2025

Wasiirka waxbarashada XFS oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee Degmada Ceelbarde

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Dugsi sare oo ay yeelaneyso Degmada Ceel-barde oo ka…

Wararka
February 28, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023