Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan.
Wararka

Dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan.

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 2, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-War qoraal  ah oo ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa  lagu yihiri Dowladda Soomaaliya  waxa ay kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka wadda goballada iyo degmooyinka dalka Gargaar la gaarsiinayo bulshooyinka u baahan.

Si loo yareeyo saameynta cunta yari ee ka dhalatay saf-marka COVID-19 ayey dowladda Soomaaliya deeq raashin ah waxa ay la gaartay dad kor u dhaafaya boqol kun oo qof.

Gobalka Banadir oo ah goobta uu saameynta ugu xooggan ku yeeshay xanuunka Coronvirus isla markaasna ay ku nool yihiin barkacayaasha ugu badan ayey Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka waxay deeq gaarsiisay dadka u baahan.

In kabadan 25,000 oo qoys ayaa la gaarsiiyay gargaar raashin ah iyadoo qoys kastana la siiyay cunto ka kooban 25kg oo kala bariis, bur iyo saliida cunta lagu karsado.

Sidoo kale dhammaan Goballada dalka ayaa Iyana laga qeybiyay raashinka iyadoo u jeedku ahaa sidii looga hortagi lahaa in xanuunka covid-19 uu sababo nafaqo darro baahsan oo ka dhalata meelaha ay ku nool yihiin dadka dan-yarta ah.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS oo ka hadlay goob ka mid ah goobaha laga sameeyay raashin qeybinta, waxa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay in la yareeyo saameynta uu xanuunka COVID-19 ku yeelan karo bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan qeybta nugul.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Boliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay in shacabka ku dhibateyaan

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Booliska soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay howlgal ay xalay abaara 12:00 Habeenimo …

GudahaWararka
March 10, 2024

Golaha Wasiirrada XFS oo soo saaray go’aamo la xiriira muwaadiniinta ku shaqeysta Bajaajta

Muqdisho:-SONNA-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo…

GudahaWararka
March 2, 2023

Saraakiil ka tirsan ciidanka Hirshabeelle oo tababar uga furmay Jowhar “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, tababar ugu furtay saraakill…

GudahaWararka
October 14, 2021

Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee golaha shacabka oo kulan la qaatay midowga Jaamacadaha dalka

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Midowg Jaamacadaha Dalka  iyo…

GudahaWararka
October 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023