Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Dawladda Federalka Soomaaliya oo cambaareeysay qaraxi maanta lagu dilay gudoomihi gobolka Mudug.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dawladda Federalka Soomaaliya oo cambaareeysay qaraxi maanta lagu dilay gudoomihi gobolka Mudug.
Wararka

Dawladda Federalka Soomaaliya oo cambaareeysay qaraxi maanta lagu dilay gudoomihi gobolka Mudug.

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 17, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFSย  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlay magaca dowlada fadaraalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxi argagixisonimo ee ka dhacay waqooyiga magalada gaalkacyo oo lagu dilay gudoomihi gobolka Mudug Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur Daba-kariix.

Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir ayaa falkaas lagu dilay gudoomiyihi gobolka Mudug iyo sadax askari oo la socotay ku sheegay in ay fuliyeen argagixiso arxandaran oo caadeeystay daadinta dhiiga umadda Soomaaliyeed.

โ€œInaalilaaha wa inaa ileyhi Raajuncuun dhammaan intii ku dhimitay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay waqooyiga magaalada gaalkacyo ee puntland waxaan leenahay alle janadiisu firdowso ha idinku abaalmariyo gacan idinka xaqdaran ayaa idin dishay ,sido kale Dowladda Soomaaliya af adag ayay ku cambaareyneysaa falkaasi arxan darada ah ee kooxaha argagixisada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed โ€œayuu yiri wasiirka warfaafinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya .

Gudoomiyahi gobolka Mudug ee maamulka Puntland,ย  Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur oo maanta u geeriyooday qarax ay soo maleegeen argaxisada ayaa la sheegay in uu ka soo baxay shir amniga looga hadlaayay oo ka socday xarunta gobolka Mudug.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay wariyeyaal ka kala socda qeybaha Warbaaahinta kuwo kalena u soo xirey+sawirro

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan oo isugu jirtay furitaanka tababar aqoon kororsi ah iyo xiritaanka isla tababar kale oo kaasi lamid ahย  loogunatalagay…

Wararka
December 7, 2019

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo wadahadallo la yeeshay saraakiil ka tirsan Ingiriiska

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, oo safar shaqo ku jooga…

Gudaha
February 23, 2024

Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka

Muqdisho(SONNA):-Faa'iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leedahay cuno qabataynta Soomaaliya laga qaaday. Wasaaradda Warfaafinta ayaa xalay Muqdisho ku qabatay Barnaamujka…

GudahaWararka
December 3, 2023

Dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel fiican maraysa

Gaalkacyo-(SONNA)- Mashruuca isku tashiga dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa haatan maraya meel fiican taasna waa mid…

GudahaWararka
November 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023