Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka 
Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka 

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 11, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)- Guddoonka Sare ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tagay qaar kamid ah waraha lagu keediyo daa’dadka roobka ee kuyaala degmooyinka gobolka Banaadir si ay ugu kuurgalaan shaqooyinka ay waaxda howlaha guud ka sameysay Warahaas.

Goobaha ay masuuliyiinta kormeeren waxaa kamid ah bulaacada dhaxmarta wadada Dekada Muqdisho oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay si daa’dadka roobka loogu helo biya-mareena si tooska ugu shuba Bada, islamarkaana aysan hakad ugalin isku socodka wadadaas.

Waxa ay sidoo kale kormeereen wadada hormarta xarunta dugsiga tababarka ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo ay dowlada hoose dib u furtay maadama ay biya-dhigeen roobkii da’ay dhowrkii cisha ee lasoo dhaafay.

Warta Number Afar oo kamid ah goobaha ay sida xoogan uga shaqeysay dowlada hoose Xamar ayay sidoo kale kormeeren masuuliyiinta si ay u qiimeeyaan saameenta roobka iyo howlihii laga qabtay.

Guddoonka Sare ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale kormeeray Warta Hilaac ee degmada Wadajir oo ay si weyn u sameeyeen roobkii da’ay, duqa magaalada Muqdisho ayaa ku amray in si deg deg ah dib u hagaajin loogu sameeyo wartani.

Ugu danbeyn masuliyiintan ayaa booqday warta Siigaale ee degmada Hodan oo ay buux dhaafiyeen daa’dadka roobka islamarkaana uu bur bur xoogan soo gaaray wadada isku xirta isgoosyada KBB iyo Shaqaalaha.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gargaar u dirtay goobihii laga saaray argagixisada

Muqdisho,(SONNA):-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa  maanta oo jimco ah waxay deeq Mucaawino Gargaar ah u dirtay deegaanadii dhawaan…

GudahaWararka
August 25, 2023

Kooxda Juventus oo qorsheynaysa inay la soo saxiixato Weeraryahanka PSG ee Kylian Mbappé

Turin(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la rumeysan yahay inay tallaabo u qaadayso soo xero gelinta xiddiga sare Kylian Mbappé. Warsidaha Tuttosport ayaa…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)

Khawaarijta waxaa ku socda burbur iyo kala firxad, taasi maxaa u sabab ah? Waxaa u sabab ah kadib markii cadaadis…

GudahaMaqaallada
November 22, 2023

Bulshada magaalada Xuddur oo dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in wax laga qabto wadooyinka degmadaasi oo xiran

Xudur (SONNA):- Boqolaal dadweyne oo u badan  ardayda wax ku barata dugsiyada magaalada Xuddur iyo maamulka Iskuulada  ayaa ka qeyb…

Wararka
January 13, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023