Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda Boostada XFS oo ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta kaalinta ay ka qaateen ka hortagga Covid 19
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Boostada XFS oo ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta kaalinta ay ka qaateen ka hortagga Covid 19
Wararka

Wasaaradda Boostada XFS oo ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta kaalinta ay ka qaateen ka hortagga Covid 19

By Kulane
Last updated: April 10, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA)โ€ฆWasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka oo dhan sida is-xilqaanka leh ee ay gacan uga geysanayaan wacyi-gelinta cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.

Wasaaradda oo soo dhoweysay tallabadaas, ayaa dhinaca kale tilmaantay in weli wax badan looga baahan yahay shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka bixiya, sida in wax laga qabto cabashada lambarrada gaaban ee ay adeegsadaan shaqaalaha Gurmadka iyo qiime-dhimis ku sameeyaan sicirka internet-ka si jaamacadaha iyo ardeyda wax ku baranaya online-ka ay uga faaโ€™iideystaan xilligan ay xiran yihiin goobaha waxbarashada.

Waxaan ku jirnaa waqti adag oo haddii aanan isku-duubni lagu wajihin dhibaato weyn noo geysan kara. Waa in cid walba ka fekerto kaalinta kaga aaddan cudurkan ha ahaato wacyi-gelin, qiimo-dhimista adeegyada, ama la-dagaallanka cudurka ee goobaha shaqada,โ€ ayuu yiri wasiirka Wasaaradda, Md. Eng. Cabdi Cashuur oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyay inay muhiim tahay in mar kastaba farriimaha wacyi-gelinta lala kaashado Guddiga Gurmadka Qaranka si loo hubiyo sax-ahaanshaha iyo isku-xirnaanta farriinta.

Toddobaadyadii la soo dhaafay, shirkadaha isgaarsiinta qaarkood waxay hirgeliyeen adeegyo wax ka taraya wacyi-gelinta ay waddo dawladda, kuwaas oo kala ah lambarrada lacag laโ€™aanta ah iyo farriimaha ay dadku dhageysanayaan marka ay wicitaan sameynayaan, kuwaas oo wax weyn ka tari doona wacyiga dadkeena oo weli aad u hooseeya marka loo eego khatarta cudurkani leeyahay.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda oo Muqdisho Ka qeybisay agab caafimaad oo Qeyb Ka qaadanaya qorshaha xakameynta cudurka COVID-19

Muqdisho:(SONNA) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaawday Qeybinta Maaskarayaal (Facemasks) qaybta ah qorshaha kahor tagga iyo xakameynta faafitaanka cudurka…

Wararka
April 27, 2020

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Luuq-jeeloow ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Baladweyne-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan Abuukar Maaddeey ayaa sheegay in ciidanka xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ay…

Wararka
June 17, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh “xalka nabadda bariga dhexe waxa uu ku xiranyahay dhismaha dowlad Falastiini ah”

Riyaad (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee…

GudahaWararka
November 11, 2024

Shir u dhexeeya deeq bixiyaasha iyo wasaaradda Qoyska oo Nairobi lagu qabtay

Nairobi (SONNA); Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka dowladda FS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi iyo Safiirka Dowladda Canada u…

GudahaWararka
January 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023