Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS oo Xafiisku qaabiley Masuuliyiin ka sacdey Maamulka SSC-Khaatumo
    May 13, 2025
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.
    May 13, 2025
    Wararkii ugu dambeeyay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha
    May 13, 2025
    Muxuu Danjire Ilyaas Cali Xasan kala hadlay Danjire Stephen Mbundi?
    May 13, 2025
    Wasaaradaha Beeraha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis is-afgarad muhiim ah
    May 13, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
    ‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
    April 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo Kitaabo Quraan ah gaarsiisay Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo Kitaabo Quraan ah gaarsiisay Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe.
Wararka

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo Kitaabo Quraan ah gaarsiisay Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe.

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 10, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan aadan Dhuuboow Ayaa Maanta Gaarsiiyey Xabsiga Dhexe Ee Xamar Kutubo Qur’aanka Kariimka ah, oo Loogu Talagay Maxaabiista Ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar.

Kitaabada ayaa waxaa Lagu wareejiyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Jan .Cabdikariin Cali Afrax, waxuuna Wasaaradda Ugu mahad celiyay sida marwalba wasaaradda ugu dadaasho isku xirka wasaaradda iyo taliska iyo sidoo kale Sare Uqadista Aqoonta maxaabiista.

Wasiir ku xiggeenka ayaa Ku Amanaay Ciidamada Asluubta Shaqada Ay Ka hayaan Xabsiga Dhexe Xamar iyo wada shaqeynta Ka dhaxeysa Wasaaradda awqaafta & arrimaha Diinta iyo taliska Asluubta Soomaaliyeed.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS oo Xafiisku qaabiley Masuuliyiin ka sacdey Maamulka SSC-Khaatumo

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhan Warsame oo Xafiisku qaabiley Wasiiro ka…

May 13, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ambaassador Cali Saciid Fiqi oo ku guuleeystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur-galbeed

Baydhabo-(SONNA)- Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka koofurgalbeed Soomaaliya ayaa Maanta Guddoomiye u doortay Dr, Cali Saciid Fiqi , ka dib doorasho…

Wararka
April 1, 2020

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada Kismaayo

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland…

GudahaWararka
July 7, 2021

Tallaalka Covid-19 oo Maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.

Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19  oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka…

GudahaWararka
April 6, 2021

Wasiir Duraan “Waxaa naga go’an Isl-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga Qaran”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’antahay sidii loo dar-dargalin…

Wararka
January 13, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023