Muqdishu-(SONNA)-Wareegto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DH& D ahna Guddoomiyaha gudigga xuska 60 guurada todobaadka xoriyadda iyo midnimada md. Max’ed Cabdi xayir Maareeye ayuu ku faahfaahiyay muhiimadda todobaadka xoriyadda iyo kor u qaadidda maamuuska maalmaha Qaranimada dalka.
Wareegtadaan uu soo saaray Guddoomiyaha gudigga Qabanqaabada xuska 60 guurada todobaadka xoriyadda ayaa waxay si toos ah ugu socotaa Dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha Dowladda heer qaran iyo madaxwaynayaasha iyo Hayadaha Dowladda heer dowlad goboleed,waxayna u qoran tahay sidatan.